Madaxweynaha Mareykanka oo warqaaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia ee dalkaasi
Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona magaalada Washington ee Caasimada Dalka Mareykanka Dahir Hassan Carab ayaa gaaray dalkaasi kadib markii dhawaan uu madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay xilkaasi.
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden...
Mucaaradka Maamulka Koofur-Galbeed maxay kala hadleen Safiirka Mareykanka ee Somalia
Qaar ka mid ah ama inta badan siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa shalay kulan la qaateen Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Amb. Richard H. Riley.
Siyaasiyiinta iyo Safiirka waxay ka...
Golaha Wasiirada oo Caawa ansixiyay magacaabista laba safiir+SAWIRRO
Muqdisho, Arbaco 18 Sebtembar 2024: – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee magacaabista labo...
Muxuu ku saabsanaa Kulankii maanta dhex-maray Dowlada Somalia iyo Wakiilada Jaamacada Carabta+SAWIFRO
Muqdisho,18 Sebtember 2024: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa ka qayb galay munaasabadda furitaanka Golaha Safiirrada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya, oo ay goobjoog ka...
Somali land oo looga dhawaaqay Jabhad hubeysan oo diidan xariga Xildhibaan Maxamed Abiib
Wararka laga helaayo dhulka Soomaalida Waqooyi ee la baxay Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi looga dhawaaqay jabhad hubeysan oo ka soo horjeeda xariga loo geystay Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf.
Jabhadaan ayaa si...
Cumar C/qaadir Cartan oo lagu daray Garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulan Sacuudiga ka dhici...
Garsooraha kubada cagta ee heeriisu sareeyo Cumar C/qaadir Cartan ayaa la sheegay inuu ka mid yahay Garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulan-ka Super Cup-ka ee ka dhici doona Dalka Sacuudiga.
Xiriirka kubadda Cagta...
Muxuu yahay ujeedka heshiis ay maanta kala saxiixdeen Hay’adaha SoDMA iyo AMUCUBO+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu heshiis is afgarad ah kula saxiixday guddoomiyaha Hay'adda Daryeelka Hooyada iyo dhallaanka (AMUCUBO) Cabdullaahi...
Wajiga koowaad ee Barnaamijka JPP oo si rasmi ah loo soo Gebogabeeyey
Bishii Julaay 2024, waxaa si rasmi ah loo soo xiray wajiga koowaad ee Barnaamijka Horumarinta Booliska Soomaaliyeed (Joint Police Program 1 - JPP1), kaas oo bilowday sannadkii 2018, Barnaamijkan wuxuu ahaa...
Soomaali aano Qabiil darteed Masaajid dhexdiis loogu laayay
WARDHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Wardheer oo ka tirsan dhulka Kilinka 5-aad ee Itoobiya maamusho ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay xasuuq loo geystay dad masaajid ku dhex tukaanaayay.
Wararka aan helnay...