Advertisement

Xamze Cabdi-Bare muxuu kala hadlay Dowlada Sudan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha safaaradda Suudaan ee Soomaaliya, Ammar Ali. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya...

Xasn Cali Kheyre oo sheegay in dowladu ku tacadisay Bajaajleyda 

0
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay talaabadii Ciidamada Dowladu kula kaceen dhalinyarada bajaajleyda ahaa ee ka cabanayay canshuur kordhinta ,wuxuuna sheegay in Ciidamada Dowladu ku...

Maamulka Galmudug oo si weyn u xusay sanad-guuradooda 18-aad+SAWIRRO

0
Xusaka Sanad-guurada 18-aad ee aas-aaskii Maamulka Galmudug ayaa laga xusay Magaalooyin ay ka mid yihiin caasimada Somalia ee Muqdisho iyo Dhuusa-mareeb oo ah caasimada Maamulka Galmudug. Xaflada ugu weyn waxaa lagu qabtay...

Farmaajo oo ka hadlay bajaajleyda

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay banaan-baxyada rabshadaha wata ee Bajaajleydu ka wadaan Muqdisho. Qoraalka Farmaajo ayaa sidan u qornaa:- Dhallinyarada Soomaaliyeed...

Muxuu yahay qorshaha ay Jabuuti hayso ee ay ku dhexdhexaadin karto Soomaaliya iyo Itoobiya

0
 =XIGASHO BBC SOMALI= Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yusuuf ayaa sheegay in Jabuuti ay diyaar u tahay dhexdhexaadinta Soomaaliya Iyo Itoobiya taasi oo ku aadan arrimaha badda. Wasiirka oo la hadlayay...

La taliyaha Madaxweynaha ee Amniga ee Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay gudigaDib-u-eegeista  Dastuurka

0
Muqdisho Agoosto 14, 2024: Guddiga Madaxabannaan Ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa guddiga qaabilsan dib u eegista dastuurka ku qaabilay xafiiska Amniga Qaranka oo uu hoggaaminayo Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha...

Muxu yahay heshiiska Somalia la saxiixatay dhigeeda Masar+SAWIRRO

0
Qaahira, Ogoosto 14, 2024 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka oo ka dhacay magaalada Qaahira,...

Taliyaha Qeybta 43-aad oo dhooleey kula kulmay taliye xigeenka Kenya+SAWIRO

0
Sarreeye Guuto Seif Saalim Rashiid, Taliye qaybeedka ciidamada Kenya, ayaa ku qaabilay Xarunta qaybta 2 aad ee ATMIS ee magaalada Dhoobley, Taliyaha Qeybta 43-aad ee CXDS ku sugan Jubbaland, Sarreeye Guuto...

Taliyaha Booliska ATMIS oo Duleedka Baydhabo ka daah-furtay Mashruuc biya geli ah+SAWIRRO

0
Shalay, Taliyaha Booliska ATMIS Hillary Sao Kanu ayaa Daah furtey Mashruuca Biyo gelinta Saldhiga Bakiin ee Duleedka Magaalada Baydhabo, Maamulka Koonfur Galbeed. Mashruucan oo ay maalgelisay dawladda Kazakhstan, ayaa qayb ka ah...

Gudoomiye Yabooh “Bajaajleyda hanoqonina kuwo loo adeegsado fowdo iyo qas, shalay waan balanay “

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhaw ka hadlay banaan-baxyada rabsadaha wata ee maalintii labaad bajaajleydu ka wadaan Magaalada Muqdisho. Gudoomiye Yabooh wuxuu ugu baaqay Bajaajleyda inay...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best simple mobile phone for older people 2024

0
Choosing the first-rate simple mobile phone for seniors in 2024 may be difficult because of the huge range of options to be had. Seniors...