Advertisement

Hay’ada socdaalka oo xariga ka jartay dhismaha bar-xuduudka Feer-Feer+SAWIRRO

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa xarigga ka jaray dhismaha bar-xuduudka Feer-Feer ee Gobolka Hiiraan ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeele. Agaasimaha Guud ee HSJ oo ka hadlay...

Maxkamada Gal-gaduud oo xukun dil ah ku fulisay nin asbuuc ka hor dil gaystay+SAWIRRO

0
CABUD-WAAQB(DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Galga-gaduud ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Maxkamada Gobolkaasi maanta dil qisaas ah ku fulisay nin hore Magaalada Cabud-waaq ugu dilay nin kale oo deegaanka ahaa 9-8-2024. Gacan...

Dowlada oo xalisay cabashadii Bajaajleyda

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kulan ay isugu yimaadeen gudi ay iska soo xuleen Bajaajleyda Muqdisho iyo Dowlada Somalia ayaa kulamay waxaana lagu soo afjaray kulankaasi banaabaxyadii ay wadeen dhalinyarad bajaajleyda. Nin u hadlay Gudiga Bajaajleyda...

Shir looga hadlaayo Qorshaha Isbedelka Qaran oo Xukuumadu qabatay+SAWIRRO

0
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, mudane Kamaal Guutaale , ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha wadatashiga Tiirka Adkeysiga Cimilada ee Qorshaha Isbedelka Qaran. Kulanka ayaa diiradda...

Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Boliiska oo Muqdisho tababar looga furey+SAWIRRO

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) ayaa Maanta Tababar Mehradeed u furey Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaliyeed. Saraakiishaan...

ATMIS oo tababar u furtay Booliis ka tirsan Jubaland+SAWIRRO

0
Saraakiisha Booliska ee ATMIS ayaa kulammo kor loogu qaadayay tayada Booliska Jubbaland ugu qabtay Saldhigyada Caterpillar & Dekadda Magaalada Kismaayo. Tababarka ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadida xirfadaha sarkaalka ee samaynta...

Wasaarada Maaliyada oo waqti u yeeshay fulinta amar culus oo hore ay u dul...

0
Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ku wargelisay dhamaan ganacsiyadda kala gedisan in laga bilaabo 18-ka Agoosto 2024 ay qaan sheegad kasta oo ay macaamiishoodu alaab ku gadanayaan ay ku daraan 5% oo...

Shirka Gudiga joogtada ee baarlamaanka maxaa looga hadlay maanta

0
Muqdisho Agoosto,15,2024: Guddiga joogtada ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa sideedaad ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ,waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Diyaaradaha militariga Israel ayaa duqeeyay magaalada Hamad iyadoo madaafiic ay ku garaaceen dhismayaal la deggan yahay Khan Younis oo ku yaal koonfurta marinka Gaza ka dib tobanaan lagu dilay weeraro...

Madaxa ATMIS oo booqday Xarumahooda Jowhar iyo Mahadaay+SAWIRRO

0
Madaxa ATMIS, Amb. Mohamed El-Amine Souef, iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka ATMIS, Lt. Gen. Samuel Kavuma, ayaa Arbacadii shalay booqday Xarumo ay ku leeyihiin Magaalooyinka Jowhar iyo Mahadaay Saraakiishaan ayaa ujeedka socdaalkoodu...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best power banks in 2024 as tested by our experts

0
In our fast-paced global, staying linked is important, and running out of battery may be a considerable inconvenience. That's where a reliable power bank...