Yuusug Garaad oo talo muhiim ah u soo jeediyay Maxamed Cabdi-Waaere
Wasiirkii hore ee arimaha dibada Yuusuf Cumar Garaad ahana madixii Idaacada BBC-da ayaa barihiisa bulshada ku soo daabacay qoraal uu talo ku siinaayo Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle hadana ah ku...
Maamulka G/banaadir oo dhagax-dhigay dib-u-dayactir lagu sameenaayo Xarumo shacabka loogu adeego+SAWIRRO
Muqdisho, 23 September 2024: Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax-dhigay dib-u-dayactir lagu sameenaayo xarunta Akuwa Dotto oo ay ku shaqeeyaan Waaxyaha Gaadiidka, Dab-damiska,...
Dowlada oo lix bil kadib bixisay abaal-marinta Degmooyinkii guulaha ka gaaray tartankii Ramadaanka
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay qabatay munaasabad lagu abaal-mariyey tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha hore ka galay tartan cilmiyeedkii bishii Ramadaan ay qabatay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed.
32 Degmo oo...
London, ilaasho mobile kaaga
   Qore: Yahya Amir
London, ilaasho mobile kaagaa iyo....
Mobile
London hadaad joogto ilaasho Mobilkaaga yaan lagaa dafine, weliba Faras Magaalka. Digniinta lagu siinayo ayaa ah " iska jir kuwa Mootada ama...
Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha Ciidamada Xoogga oo gaaray Magaalada Xudur+SAWIRRO
Sida ay sheegtay idaacada Ciidamada Wafdi saraakiil ah oo ka socdo Taliska tababaradda Ciidanka Xoogga dalka iyo Hoggaanka howlgalinta Xoogga dalka ayaa manta gaaray Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool.
Wafdiga Saraakiisha...
Booliiska Pakistan oo toogtay nin af-lagaadeeyay Nabigeena Maxamed NNKH
Booliiska koonfurta Pakistan ayaa toogasho ku dilay dhakhtar lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay nabi Maxamed - nabadgalyo iyo naxariis dushiisa ha ahaato - arrintaas oo ay cambaarayeen kooxaha xuquuqda aadanaha u dooda.
Dr...
Soomaaliya: halista hubka sharci darrada ah iyo jihooyinka uu ka soo galo
           =XIGASHO BBC SOMALI=
Sida laga soo xigtay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay, hubka sharci darrada ayaa Soomaaliya ka soo gala...
Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday ineysan u safrin Hargeysa
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Dowlada Masar ayaa lagu amray muwaadiniinteeda ku sugan Gobolada Waqooyiga Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Hargeysa inaysan u safrin halka kuwa joogana lagu amray inay ka soo...
shuruudaha laga rabo shirkadaha diyaaradaha ee u tartamaya daabulida xujeyda Somaliyeed sanadka dambe 2025/1446
Sida aan ka soo xiganay TYV-ga Qaranka Guddiga adeegga xajka ayaa shaaciyey tartanka shirkadaha diyaaradaha daabulaya xujeyda Soomaaliyeed sanadka 1446/2025 iyo shuruudaha laga rabo tartamayaasha.
Lafta-gareen oo daah-furey mashruuc horumarineed+SAWIRRO
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta daahfurey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo oo ah xarunka Kumeel-gaarka ah ee maamul Goboleedka iyo Gobolka Bay.
Mashruucaan...