Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladaha Gaza iyo Beirut
Diyaaradaha Israa'iil ayaa duqeymo aan kala joogsi lahayn ka wada Lubnaan, oo ay ku jiraan agagaarka caasimadda Beirut, iyadoo ra'iisul wasaaraha uu sheegay in weerarrada ay ku barakici karaan illaa hal...
Itoobiya oo difaacday is af-garadkii ay Somaliland la gashay iyo Masar oo mar kale...
 =XIGASHO BBC SOMALI=
toobiya ayaa difaacday heshiiskii is af-garadka ahaa ee ay la gashay Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, horraantii sanadkaan.
Wasiirka arrimha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie oo dhawaan khubad...
Waddani khaa’in ah
XIGASHO: XILDHIBAAN C/RAXMAAN C/SHUKUUR WARSAME
Nin Ingiriis ayaa Tareen ka baxaya Faransiiska oo ku socda dalkiisa wuxuu soo dhinac fariistay haweeney Faransiis ah. Wejiga haweenayda ayuu ka dareemay qalqalsanaan iyo welwel, markii...
Madaxweyne Xassan oo daah-furey Shirka sanadlaha ee bangiyada Dalka
Muqdisho, Sebteembar 29, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka sannadlaha ah ee Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo diiradda lagu saarayo maalgashig, kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo talooyinka...
Maxay ka wada hadleen Wasiiru Dowlaha Deegaanka iyo Duqa Muqdisho +SAWIRRO
Muqdisho, 29 September 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada...
Waa kuma Haashim Safi Al-Diin – Ninka beddeli kara Nasrallah?
XIGASHO VOA-SOMALI
Beirut —Â
Haashim Safi Al-Diin, oo ah ninka beddeli kara Hassan Nasrallah, hoggaamiyihii ay ilmo habreedka ahaayeen ee Xizbullah, waa mid ka mid ah xubnaha ugu caansan Xizbullah, wuxuuna xiriir dhow...
Milateriga Somalia oo howlgalo ka dhan ah Alshabaab ka wada Gobolka Bay
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Milateriga Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Gobolka Bay waxay ka wadaan howl-galo ka dhan ah Alshabaab taasoo horana dalka intiisa badan uga socotay.
Howlgalkaan ayaa si gaar ah wuxuu uga socdaa deegaannada...
Wasiirka amniga oo soo xirey tartan quraan akhris ah oo loo qabtay Ciidamo Booliis...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa soo xiray tartanka Qur'aanka kariimka ee ay ka qayb galeen Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.
Munaasabadda xiritaanka tartanka ayaa lagu guddoonsiiyay abaalmarino ciidamadii kaalmaha...
Prof.Yaxye Caamir oo ka shifay sababta Xildhibaanada qaar mooshinka uga keeneen Wasiir Fiqi
WAXAA QOREY PROF. YAXYE CAAMIR
Inteey ka laagaxan tahay? No. 1
Wax is weeydiinu ma xumee, i fahamsiiya?
Wasiir Axmed Macallim Fiqi, waxaa iigu dambeysay Dalka Jabuti intii uuna Wasiirka noqon. Markii uu wasiirka...
Lafta-gareen oo Baydhaba ka daah-furey Jaamacada Koonfur-Galbeed oo lacag la’aan ah+SAWIRO
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daahfurey Jaamacada Dowladda Koonfur Galbeed oo si Bilaash ah ay wax ku Baranayaan Bahda Jacayl Waxbarashada ee ku nool Guud ahaan...