Maxaa dhexmaray Sheekh Zakir Naik iyo gabdho agoon ah oo lagu dhaleeceeyay sida uu...
=XIGASHO BBC SOMALI=
Sheekha caanka ah ee u dhashay dalka Hindiya ee wacdiya, Zakir Naik, ayaa lagu marti qaaday xaruun carruur agoon ah ay leeyihiin oo ku taalla dalka Pakistan Arbacadii la...
Muxuu yahay hidise sharciyeedka saaka baarlamaanku ansixiyay
Waxaa saaka Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya kaasoo ka mid ahaa kulamadoodii caadiga ahaa.
Kulanka maanta ayaa ka mid ah kalfadhiga 5-aad gaar ahaana wuxuu ahaa kulankiisa 30-aad.
Xildhibaanada...
Maamulka Jubaland oo sheegtay inay qabsanayaan doorasho dad-ban
Madaxweynaha Maamlka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku adkaysanaya in hanaanka Doorashooyinka qof iyo codka ah aanay suuro gal ahayn iyadoo aan si wadajir ah looga heshiinin.
Maamulku wuxuu ku adkeysanayaa in...
Wasiirka Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirweynaha Dhijitaalka ee ka socda wadanka Zambia+SAwirro
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS, 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) oo ka qeybgalaya Shirweynaha Dhijitaalka ee Dowladaha Afrika 2024 oo ka dhacay magaalada Lusaka ee wadanka Zambia ayaa kulan doceedyo...
Siyaasi sharaxay shaqada Madaxweynaha iyo tan Ra’iisulwasaaraha, kuna eedeeyay madaxweynaha inuu isku darsaday
Siyaasiga ahna Xildhibaanka C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada uu u xilsaaran yahay qofka ah Madaxweynaha Qaranka iyo shaqada qofka ah Ra'iisulwasaaraha.
Siyaasigaan ayaa qoraal uu arintaasi ku sharaxayo wuxuu...
Fahad Yaasiin “Goormeey gudeysaa abaalkii Puntland”
Agaasimihii hore ee Hay'ada Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka Fahad Yaasiin ayaa baraha bulshada soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo shirka Wada tashiga qaran.
Fahad yaasiin ayaa si gaar ah su'aal uga...
Madaxtooyada Somalia oo ka hadashay halka uu marayo Shirka wada-tashiga Somalia+SAWIRRO
Muqdisho, Oktoobar 2, 2024 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada Dowlada oo sheegay inay laayeen dagaaamayaal badan oo alshabaab
Howlgal lagu dilay in kabadan 24 dhagarqabe ayaa Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 7-aad, waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Sh.hoose.
Deegaanada Kaliga, Libaaxle, Kaxaroow, Doonka iyo Bululoow ayey Ciidanka...
DEG DEG: Dowlada iyo Maamulka Jubaland oo ku kala booday Shirka Wada-tashiga Qaran
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Khilaaf xoogan oo soo kala dhex-galay Madaxda sare ee Dowlada iyo Axmed Madoobe waxaana goor dhaw baraha bulshada ku cadeeyay dhanka Maamulka Jublanad.
Sida reer Jubaland laftoodu sheegayaan khilaafkaan ayaa yimid...
Taliyaha cusub ee Booliiska oo la kulmay xubnaha Dowlada ee reerkiisa+SAWIRRO
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay Xildhibaanada heer Federaal, Siyaasiyiin iyo Wax garad kasoo jeeda deegaanada maamulka Puntland, kuwaasi oo si weyn usoo...