Advertisement

War-saxaafadeed wada-jir ah oo ay soo saareen Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka iyo Ururka...

0
Bayaanka Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka iyo Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ee ku aaddan adeegsiga aqoonsiga qaran.

Maxay ka wada hadleen Hanti-dhowrha Somalia iyo wafdi ka socday Midowga Yurub. +SAWIRRO

0
Hantidhowraha Guud ee JFS: Ahmed Isse Gutale, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub. Kulanka waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay horumarada shaqo ee xafiiska, muhiimadda...

Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dabkii xalay cida ka danbeysay iyo sababta

0
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dabkii xalay ka kacay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho kaasoo sababay khasaare hantiyeed oo balaaran. Siyaasiga Xasan Cali Kheyre ayaa muujiyay...

Xog cusub oo ka soo korortay diyaaraddii Itoobiya ee ay ku dhiman jireen dad...

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Maamule hore oo ka tirsanaa shirkadda diyaaradaha ee Boeing ayaa waxa uu sheegay in shirkadduu ay qarisay xogta cillad ay lehayd diyaaraddii 737 MAX ee Ethiopian Airlines ee bur...

Muxuu yahay heshiiska ay kala saxiixdeen Midowga Bangiyada Soomaaliyeed ay’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha...

0
Ra”ii sul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda Saxiixa Heshiiska Iskaashi ee Hay’adda Diiyaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha (NIRA) iyo Midowga Bangiyada...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo qaabilay Safiirka Dalka Shiinaha+SAWIRRO

0
Muqdisho Agoosto,25,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Shiinaha usoo magacowday Soomaaliya Wang Yu oo...

Taliyaha Bolis Miltariya muxuu u sheegay dhalinyarada  Xaafada suuqa-xoolaha+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Xasilinta Xamar ee Booliis-Militaariya  ayaa xalay howl-gal amniga lagu xaqiijiniyay  waxay ka sameeyeen Xaafada suuqa Xoolaha oo kala qeybiya  Degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha Ururka 231 aad...

Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay bandhiga waxqabadkii xukuumada Dan-Qaran+SAWIRRO

0
Mogadisho, Ogoosto 25, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay Munaasabadda sannadlaha ah ee bandhigga waxqabadka Xukuumadda DanQaran oo labo sano jirsatay. Madaxweynaha ayaa khudbad uu...

15 jir lagu gowracay duleedka Kismaayo

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Wiil hada uun soo qaangaaray oo 15 jir ahaa ayaa la soo sheegayaa inay kooxda Alshabaab ku gowraceen duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland iyo Gobolka Jubada hoose. Wiilkaan oo...

Kulanka Xukuumada Dan-Qaran iyo Culimada Soomaaliyeed ee Minnesota+SAWIRRO

0
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Hasan Macallin Maxamuud ayaa qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota la yeeshay kulan diiradda lagu saarayay xaaladda guud ee dalka...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best broadband providers in 2024, based on our …

0
In modern-day-day digitally linked global, selecting the excellent broadband company can extensively effect your on-line revel in. Whether you're streaming films, working from domestic,...