Tageero ka timid qurba-joogta oo la gaarsiiyay ciidamada ku sugan furumaha Jubaland+SAWIRRO
Gabar Xildhibaanad ka ah Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubland ayaa agab kala duwan oo taageero ah waxay soo gaarsiisay ciidamada Maamulka Jubaland ee ku sugan furimaha dagaalka ee dhulka Jubaland.
Xildhibaanad Shukri Xareed...
Gudoomiye Yabooh oo xabsiga dhexe u balan qaaday buuxinta baahiyahooda+SAWIRRO
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa maanta kormeeray Xabsiga Dhaxe ee Xamar.
Ujeedka...
Xarunta hal-abuuka xirfadlayaasha beeraleyda oo Muqdisho laga daah-furey
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho laga furey markii ugu horeysay tan iyo burbur-kii dalka Xarun loogu magac daray hal-abuuka xirfadlayaasha beeraleyda Soomaaliyeed.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir...
Shir looga hadlayo cunto yarida Puntland oo lagu qabtay Garowe+SAWIRRO
Garoowe: 27 August, 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyas Osman Lugator, ayaa maanta daah-furay shirka wadatashiga kor-uqaadida sugnaanta cuntada iyo nafaqada Puntland.
Shirka waxaa looga hadlay sidii loo...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza
Weerarada Israa’iil ee Gaza, gaar ahaan Dier el-Balah iyo Khan Younis, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof saaka, sida uu ku soo waramayo wariyaheena Marinka Qaza.
Maamulaha cisbitaalka Kamaal Adwan...
Roobab sababay dhimasho badan oo ka da’ay Dalka Sudan
Wararka laga helaayo Dalka Sudan ayaa sheegaya in fatahaad uu sameeyay biyo xireen weyn oo ku yaalla bariga Sudan uu keenay khasaare nafeed kadib fatahaada oo saameyn ku yeelatay 20 tuulo.
Mashaqadaan...
Salaam Bank oo xaqiijiyay in macaamiishiisa uusan quseyn lacagta canshuurta
WAR-SAXAAFADEED
Salaam Somali Bank (SSB) waxa uu u caddaynayaa dhamaan Bulshada iyo Macaamiishiisaba in Canshuurta iibka ee 5% ah aysan wax saamayn ah ku lahayn Xisaabaha ka furan Bangiga iyo dhaqdhaqaaqyada Maalin...
Puntland oo qabatay Xubno loo malaynayo inay Daacish/Al-Shabaab yihiin iyo hub aan hore loo...
  =XIGASHO BBC SOMALI=
Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen xubno ay ku tilmaameen inay ka tirsan yihiin Al Shabaab ama Daacish, iyo hub Soomaaliya...
Dowlada oo ganacsatada ka dhintay qarashaad-ka looga qaado Dekada
Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta oo isniin ah dhaqangelisay Hannaanka Khidmad-dhimista ee lagu go’aamiyay Qaraarkii Golaha Wasiirrada kuna saabsanaa in la dhimo 50% lacagta looga qaado Iskaanka lagu hubiyo badeecadaha kasoo...
Muqdisho oo maanta laga daah-furey shir ku saabsan badqabka, ilaalinta iyo Xuquuqda Caruurta waddamada...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Hindis Sharciyeed ku saabsan badqabka, ilaalinta iyo Xuquuqda Caruurta waddamada ku bahoobay IGAD.
Shirkan oo labo...