Somaliland iyo Khaatumo oo laga cabsi qabo inay sidii laas-caanood ugu dagaalamayaan Ceeri-gaabo
CEERI-GAABO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Ceeri-gaabo ee Xarunta Gobolka Sanaad ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xiisad baahsan oo ka dhalatay kadib dil habeen hore halkaasi loogu geystay nin Magaalada...
Doodii canshuurta ee baarlamaanka
Muqdisho Agoosto, 28,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa...
Xukunka Dil ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah.
Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo...
Shirkii Aqalka sare maxaa looga hadkay Saaka+SAWIRRO
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga shanaad kulankiisa 13-aad oo ajandihiisu ahaa siiwadista doodda wax ka beddelka Xeer-hosaadka Aqalka Sare.
Doodda...
Soomaali laga sii daayay xabsiyada Dalka Sudan
PORT-SUDAN (DAYNIILE.COM)-Soomaali tahriib ahayd ayay Dowlada Somalia ku guuleysatay inay xabsiyada Dalka Sudan ka sii daayso sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mr. Axmed Cabdi Xassan (Axmed Suudaani)
Masuulkaan...
Duqa Muqdisho oo daah-furey dib u dayactirka Kawaanka Hilibka Suuq Boocle+SAWIRRO
Muqdisho, 28 August 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray wareejinta Kawaanka Hilibka Suuq Boocle ee ku yaala waaxda Dhamme Yaasiin Cartan ee...
C/raxaman C/shukuur “Tani canshuur maaha, dawladnimo maaha ee waa Isbaaro iyo madax furasho…”
Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta Dowlada mucaaradka ku ah ayaa mar kale ka hadlay canshuurta dowladu qaadi isagoona xusay inaan
shacabka waxba loogu qaban.
Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada...
Kulan maanta dhex-maray Wasaarada Maaliyada iyo Agaasimeyaasha Isbitaalada Xamar+SAWIRRO
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS ahna kusimaha Wasiirka, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange iyo Agaasimaha Guud ee dakhliga mudane Faysal Maxamed Xaashi ayaa maanta shir muhiim ah Xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxa...
Booliiska oo soo xirey askar danbiyo kala duwan lagu soo eedeeyay+SAWIRRO
Ciidanka Boliiska Soomaliyeed gaar ahaan qeybta guud ee Boliiska Gobolka Banaadir ayaa soo xirey sedex eedeysane oo ciidamada Dowlada ka wada tirsan.
Maxamuud Maxamed Cali iyo Liibaan Ibraahim Xasan waxay ku eedeysan...
Dagaal Saacado socday oo Xudur ku dhex-maray Alshabaab iyo Itoobiya
XUDUR (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkasi uu ka dhacay Dagaal aad u culus kaasoo u dhexeeyay Alshabaab iyo Ciidamada Itoobiyaanka.
Iska hor imaadka ayaa...