DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo maanta la soo taagay banbo-tuure Alshabaab ka tirsanaa
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta maxkamada ciidamada ka soo muuqday Alshabaab ku eedeysan inuu dhanka bambo tuurka u qaabilsanaa kooxdaasi.
Cilmi Nuur Xasan oo ah eedeysanaha Alshaabaab waxaa loo heystaa inuu bambo ku tuurey...
Mustaf dhuxulow muxuu kala hadlay Safiirka Dowladda Finland+SAWIRRO
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya, Danjire Pirkka Tapiola iyo Ku-xigeenkiisa, Marwo Elli Mikkola.
Mudane...
Maxaad kala socotaa in Dowlada Masar Taangiyo u soo wado Magaalada Muqdisho
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Dowlada Masar ay mar kale hub waa weyn ka soo dejineyso Magaalada Muqdisho kuwaasoo ay ugu deeqeyso Dowlada Somalia.
Wararka arintaani ku saabsan ayaa sheegaya in...
Caruurta Agoonta Booliska oo loo dhisayo Dugsi Quran si casriyeysan loo naqshadeeyay
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Dugsiga Qur’aanka oo si casriyeysan loogu dhisayo Caruurta Agoonta Booliska Soomaaliyeed.
Dhagax-dhiga dugsiga kadib Taliyaha ayaa kormeeray dib u habeyn...
Somalia oo ka qeybgashay Shirka Wasiirada Maaliyadda Geeska Afrika+SAWIRRO
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia uga qeyb galay shirka 𝟐𝟑-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Geeska Afrika (Horn of Africa...
XOGTA: Macawisleyda Gal-gaduud oo weeraray guriga taliyaha Magaalo Alshabaabku heystaan.
CEEL-BUUR (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa beelaha ee loo yaqaan macawisleyda ay howlgal naf hurnimo ah oo halistiisa leh ka fuliyeen...
Kooxo hubeysan oo qoys xoolo dhaqato ah ku laayay Galgaduud
Saakay aroortii ayaa koox hubeysan oo kasoo jeeda deegaanka Wabxo waxay weerar gaadmo ah ku qaadeen qoys kasoo jeeda Guriceel oo daganaa inta u dhexeysa deegaanada Ceel-Yaasiin iyo Ceel-baxaay.
Weerarkan ayaa sababay...
Ciidanka dowladda oo Shabaab kala wareegay deegaano cusub
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macawisleyda ayaa howlgallo ballaaran ka fuliyay deegaanno ku teedsan jiinka wabiga Shabeelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalladan ayaa lagu bartilmaameedsaday Al-Shabaab, waxaana ciidamada...
Dowladeegaanka Magaalada jig jiga maxaa ka jira xiligaan maxayna dareemayaan shacabkeeda
https://youtu.be/r2NsfH4T_ok?si=FJJgduR7oSpV_VQX
Aadan Ducaale “Khilaafka Dowladda Federaalka & Axmed Madoobe waan waan ayaa socota”
Wasiirka Deegaanka, Isbaddelka Cimillada & Dhirta Kenya Aadan Barre Ducaale oo si qoto-dheer uga hadlay safarkii Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu ku tagay Nairobi, waxyaabaha uu la xiriiray ama ku qotomay...