Trump oo durba soo saaray amarradii ugu adkaa
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo saacado ka hor loo dhaariyay xilka madaxweynaha dalkaasi ayaa durbaba is badel maamul oo xoog leh, kuwaas oo ay ku jiraan burinta qaar kamid ah...
Soomaaliya iyo Slovenia oo Xoojinaya Iskaashiga Dib-u-dhiska iyo Horumarinta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa magaalada New York kula kulmay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Yurub ee Jamhuuriyadda...
Wasiir Daa’uud Aweys oo ka hadlay Maalinta Warbaahinta Somalia oo maanta ku beegan
Maanta waxay ku astaysan tahay xuska guul taariikhi ah oo umaddeena u soo hoyatey muddo ahaan laga joogo 52 sanno kana tarjumeysa muhimadda xaqiijinta warbaahin bulshada u adeegta iyo xoojinta hiddaha...
Siyaasiyiinta Mucaaradka ma ku saxan yihiin xiligaan oo muda xileedkiisa dhamaan Xasan Sheikh in...
https://youtu.be/NsX_AxMxamw?si=ss5e-esz-0OmQbg6
Maxaa ka jira in Bangiyada Xamar qaarkood ay u musalafeen sabab la yaab leh
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar aan xaqiiqo loo heyn oo sheegaya in Bangiyada Somalia qaarkood gaar ahaan kuwa fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ay musalafeen.
Sida Idaacada shabelle ay sheegtay waxay bangiyadu la''yihiin...
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay heshiis Shaqo abuur oo ay lasoo gashay Sacuudiga
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay heshiis shaqa abuur loogu sameynayo dhalinyarada oo ay dhawaan dowladda la gashay...
Wasiirka Beeraha XFS oo soo bandhigay qorshe ay Soomaaliya uga bixi karto dhaqaale xumada
Wasiirka wasaaradda Beeraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Csbdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in uu jiro hannaan ay Soomaaliya uga bixi karto Saboolnimada iyo kaalmada shisheeye ee magac xumada u horseeday.
Wasiirka...
Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) oo Soo Dhaweeyay Furitaanka Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda
Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay furitaanka “Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Dalka,” oo uu maanta ku dhawaaqay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
Xisbiga UPD,...
Donald Trump oo si rasmi ah loo dhaariyay madaxtinimada Mareykanka
Donald Trump ayaa markii labaad loo dhaariyo xilka madaxweynaha Mareykanka, asagoo noqanaya madaxweynayaasha 47-aad ee dalkaas, waxaana caleemo saarkiisu ka dhacay magaalada Washington DC.
Trump ayaa sheegay inuu waxqabad baaxad leh ku...
Khasaaraha ka dhashay qarax maanta lala eegtay Ciidamada Puntland oo sii kordhay
BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo dhanka Puntland ayaa sheegaya in qarax maanta ciidamada Puntland lala eegtay ay sii kordhayaan khasaaraha dhimashada ee qaraxaasi uu sababay.
Qaraxa oo lala eegtay gaari cabdi-bile ah ayaa...