Advertisement

Ciidanka Jubbaland oo howlgal ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ku diley xubno ka tirsan...

0
Ciidanka ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland, gaar ahaan kuwo la dagaalanka argagixisada ayaa howlgal ay ka fuliyeen magaalada Kismaayo ku diley xubno ka tirsanaa kooxda Al-shabaab, kuwaas oo u qaabilsanaa toogashada ama...

DEG DEG:-Boliiska o soo saaray amar cusub iyo digniin loo diray…

0
War kasoo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa Ganacsatada, Shirkadaha aan Dowliga ahayn, Shirkadaha iyo Shaqaalaha ajaanibta lagu faray in ay qaataan Warqadda dambi la’aanta ee waaxda dambiyada u qaabilsan ee C.I.D. Afhayeenka Booliiska...

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo hakid ku yimid qaybta Safarrada dibadda.?+Sababta

0
Waxaa muddo saacad ah buuq iyo xaalad cakirnaan ah galay rakaabka ka dhoofayay qaybta safarada dibadda ah (International Departure) ka dib markii ay saakay wasaaradda caafimaadka ay bilaawday hergelinta qaadashada talaalka. Koox...

Banaanbax weyn oo ay ka dhigeen Soomalida ku Nool dalka Norway

0
https://youtu.be/An0tquBT_hg?si=WyZ7P7evJEJ8QOBP

Maraykanka oo sheegay inuusan xaqiijin karin in duqayntii Calmiskaad lagu dilay hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya

0
Saraakiil katirsan Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in aan la xaqiijin karin in hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya, Cabdiqaadir Muumin uu ku dhintay duqeyntii lagu beegsaday meelaha ay Daacish kaga sugan yihiin buuraha Calmiskaad. Mas’uuliyiin...

Somaliland oo sheegtay in duqeymaha cirka ee Maraykanku aysan ka dhicin Buuraha Golis

0
Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland ayaa beenisay warbixin uu soo saaray Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), oo lagu sheegay in duqeymo ka dhan ah kooxda Daacish laga fuliyay Buuraha Golis. Qoraalka wasaaradda ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Xerada Ciidanka ee balli-doogle

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa gaaray xerada Ciidanka Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo uu tababar ugu soo xiray dufcaddii 11-aad ee kumaandooska Danab. Dufcadan ayaa...

Faahfaahinno ka soo baxaya Dab xooggan oo saacado ka hor qabsaday suuq ku yaalla...

0
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab xooggan oo saacado ka hor qabsaday mid kamida suuqyada ugu waaweyn magaalada Hargeysa, waxaana isi soo taraya xogaha ku saabsan waxyeellada ka dhalatay...

Sanatoor Cabdi qeybdiid oo caawa ka soo yeeray war uu ka naxo Madaxweyne Xasan...

0
https://youtu.be/2qHynXESZCc?si=p_bkt6q9dAp84b7u

Sanatoor Cabdi qeybdiid oo caawa ka soo yeeray war uu ka naxo Madaxweyne Xasan...

0
https://youtu.be/2qHynXESZCc?si=4qlPtNIDWqHYTlpx
- Advertisement -

APLICATIONS

Best carpet cleaner 2024: Tried and tested models for stains, grime...

0
The Ultimate Guide to the Best Carpet Cleaners of 2024 Keeping your carpets clean is critical for a wholesome and aesthetically attractive domestic. With endless...