Advertisement

Walaac weyn oo laga muujiyay Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee...

0
Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadaya daciifnimo weyn oo ka jirta maamulka badda ee dalka. Warbixin ay soo saartay ENACT ayaa lagu sheegay...

Xiisad Colaadeed oo Kacday: Somaliland iyo SSC Khaatumo oo Isku haysta Ceerigaabo

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xiisadda dagaal ee ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo, taasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo xoogagga SSC-Khaatumo. Xiisaddaas colaadeed ee muddooyinkii dambe ka taagneyd...

Maxaa Ku Soo Kordhay Mamnuucidda TikTok?

0
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Janaayo 17, 2025, taageertay sharci federaal ah oo shirkadda ByteDance, oo ah milkiilaha TikTok ee Shiinaha, ku amraya inay iibiso hawlgallada TikTok ee Mareykanka kahor Janaayo...

Wasiirka Wasaaradda Deegganka iyo Isbadalka Cimillada iyo  Safiirka Soomaaliya  Kenya oo  kulan Nairobi kula...

0
  Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Wasiirka Wasaaradda Deegganka iyo Isbadalka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe  oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

War deg deg ah Maxaa ka soo baxay Sherkii Golaha Wasiirada Israaiil oo lawada...

0
https://youtu.be/vujPzkw21ZE?si=rUkqT-KwbW06vUyG

Benjamin Netanyahu & Wasiirka Amniga Israa’iil oo isku qabtay heshiiska Xabbad-joojinta Gaza

0
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu & Wasiirka Amniga Qaranka Itamar Ben-Gvir ayaa isku qabtay heshiiska Xabbad-joojinta ah ee Yuhuudda iyo Xamaas dhexmaray, Wasiirkaas waxa uu kamid yahay xubno diidan in la...

Ciidmada ISRAEL oo buriyeen kadib heshiiska Gaza

0
Israa’iil ayaa fulisay weerarro bahalnimo ah kahor dhaqan-gelinta heshiiska xabbad-joojinta Gaza, kaasi oo ay ku laysay Falastiiniyiin horleh. Ugu yaraan 87 Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan 21 carruur ah iyo 25...

Somaliland iyo Itoobiya oo markale wada hadal dhaxmaray +xogta kullankaas

0
Somaliland iyo Itoobiya ayaa yeeshay wada-hadal cusub, kaasi oo ku qotoma iskaashiga dhanka milateriga iyo amniga. Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Maxamed Yuusuf Cali iyo Wakiilka Itoobiya u fadhiya Hargeysa Amb. Teshome Shunde Hamito...

madaxweyne Donald Trump oo ka hadlay nooca uu ka jecel yahay Raashinka...

0
https://youtu.be/xZ_47Qhr8vk?si=XiRwwsdWt8qbCCMj

Jubaland oo billowday howlgal ay uga hortagayo weerarada Al-Shabaab

0
Ciidamada maamulka Jubaland ayaa wada howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo Amniga magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee hoosyimaada.   Howlgalada ayaa ah kuwo looga hortagayo Khataraha dhinaca amniga, oo ay geysan karaan kooxaha...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best strimmers and grass trimmers I’ve tested in 2024

0
Maintaining a nicely-manicured garden requires the right gear, and a first-rate grass trimmer is crucial for reaching easy edges and unique cuts. Whether you're...