Advertisement

Laamaha ammaanka Galmudug oo gacanta ku soo dhigey nin loo haysto dilka sargaal lagu...

0
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigey nin loo haysto dilka sargaal ka tirsanaa ciidamada oo lagu toogtay magaalada dhuusamareeb. Hay’adaha ammaanka ayaa ninkan goordhaw ka soo qabtay duleedka...

Caro xooggan oo ka dhalatay tallaabooyinkii u dambeeyay ee Villa Somalia

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa 24 saac ee u dambeeyay qaaday tallaabooyin dhowr ah, iyadoo wafdi sare u dirtay Itoobiya, halka ay geesta kale wada-hadallo ku saabsan galka Itoobiya la yeelatay dowladda...

Sababta uu Pep Guardiola uga tagayo kooxda oo si weyn uga hadlaysa dhibaatada Man...

0
Iyadoo Manchester City ay sii wado halganka ay ugu jirto natiijooyinka guuldaradii Sabtidii ka soo gaartay Aston Villa, taageerayaasha ayaa xasuusiyay arin ku qasabtay Pep Guardiola inuu ka tago mid ka...

Israa’iil oo qiratay in ay dishay hoggaamiyihii Xamaas Haniyeh markii ugu horreysay

0
  Wasiirka difaaca Israel Katz ayaa uga digay fallaagada Xuutiyiinta in Israa’iil ay ‘kurka ka jari doonto’ madaxdeeda sidii ay ku samaysay Xamaas Wasiirka Difaaca Israa’iil Israel Katz ayaa markii ugu horreysay si...

Xoojinta Xiriirka Laba Geesoodka ah: Soomaaliya iyo Masar oo Ku Heshiiyay Iskaashi Istiraatiiji ah.

0
Xoojinta Xiriirka Laba Geesoodka ah: Soomaaliya iyo Masar oo Ku Heshiiyay Iskaashi Istiraatiiji ah. Qaahira, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Dr. Badr...

Madaxweyne Xasan Sh ayaa culeys badan kala kulmaya Itoobiya iyo madaxweyne Axmed Madoobe oo...

0
Madaxweyne Xasan Sh ayaa culeys badan kala kulmaya Itoobiya iyo madaxweyne Axmed Madoobe oo isgarabsanay Dowlada Somaliya ayaa manta gelinkii hore sheegtay in wafdi u direyso Addis Ababa si ay heshiis ula...

Dawladdeena iyo Madaxdeena Qaranku waxay lahaayeen Itoobiya waa cadaw maalmo kadib Waa walaalaheyna

0
  Maalmo kahor:Dawladdeena iyo Madaxdeena Qaranku waxay lahaayeen Itoobiya waa cadow, Argagixiso ah- Haddana MAYA Maya maaha waa Naf-hurayaal ciidankooduna ha noo joogaan, Abaal nagy leeyihiine’e. Haddana Baddeena ma heli karaan, lalama fariisan karro,...

Dowladaha Somaaliya iyo Masar oo iska warsaday qodobo xasaasi ah iyo heshiiskii Ankara

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Danjire Axmed Macalin Fiqi oo shalay gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, ayaa wada-hadallo rasmi ah halkaas kula yeeshay dhiggiisa dalka Masar, Mudane Badar Cabdilati. Wada-hadalladan ayaa...

Samsung Galaxy A34 5G 256GB Mobile Phone

0
Add a healthful dose of great for your ordinary with Galaxy A Series. The new smartphones that let you up your recreation with subsequent stage cameras, infinity displays, and marathon batteries....

Motorola E13 64GB Mobile Phone

0
Thin, mild, and fantastically crafted, the cutting-edge Moto E13 is a showstopper. Multidimensional Dolby Atmos audio and an extremely-extensive 6.Five-inch HD+ show make sure a theatre-like experience. Binge on your coronary...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best dehumidifiers we’ve tested for banishing damp

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Dehumidifier for Your Home Excess moisture in your house can lead to numerous issues, from mildew increase and...