Advertisement

Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo boggaadiyay guulaha ciidamada Puntland ka gaareen...

0
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal wasaare hore Xasan Cali Kheyre ayaa boggaadiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Daacish ee ciidamada Daraawiishta dowlad goboleedka Puntland ka...

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay colaad ka hurinayso Gobolka Gedo

0
maamulka Jubbaland uu shir Gudoomiyay Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa inta badan waxaa laga soo saaray qodobo eedeymo kulul loogu jeediyay Dowladda federaalka kadib dagaalkii ka dhacay Baardheere iyo...

Madaxweyne Deni: Xabbad kiniini ah cidna kuma darsan howlgalka aan kula dagaalamayno Daacish

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in howlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari aysan jirin cid ka caawisay illaa iyo haatan, marka...

Shir u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda lacagta adduunka oo lagu soo gabangabeeyay dalka...

0
Waxaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Saudi Arabia lagu soo gabagabeeyay shir muhiim ah oo u dhexeeyay Hey’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, shirkaas oo diiradda lagu...

Amb. Fardowsa Maxamed Khanyare : “𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐤𝐞𝐫𝐞𝐫𝐞 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐊𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐮𝐥𝐚 𝐭𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚...

0
Amb. Fardowsa: "𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐤𝐞𝐫𝐞𝐫𝐞 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐊𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐮𝐥𝐚 𝐭𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚" Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare oo maanta booqatay Jaamacadda Makerere ee magaalada...

Sacuudiga oo ku dhawaaqday in la joojiyay Tallaalka caafimaadka ee waajibka ku ahaa dadka...

0
Warqaddan waa wareegto ka soo baxday Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Sacuudiga ayaa lagu shaaciyay in la hakiyey shuruudda tallaalka Caafimaadka ee waajibka ku ahaa dadka doonayay in ay cumrada tagaan. “Waxaa...

Maxaa looga hadlay shirka guddiyada joogtada ah ee Golaha Shacabka?

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka...

Somaliya maxaa ka hortaagan qaranimada Qabiil Dowlad ma lagu noqon karaa

0
https://youtu.be/MQY-i-EeRzQ?si=_vwidX03R37IM3oG

Golaha Wasiirrada oo bogaadiyey howlgallada ka dhanka ah Daacish ee ka socda Goboka Bari

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadiyey ciidamada Puntland, gaar ahaan geesiyaasha dagaalka kula jira kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Golaha Wasiirradu waxay ammaaneen...

Howlgalka AUSSOM oo gacanta kusoo dhigay hub iyo rag lagu tuhmaayo Al shabaabnimo

0
Bayaan ay soo saareen howlgalka AUSSOM ayaa lagu sheegay in Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka iyo Ciidamada Qaranka Soomaaliya ay howlgal qorsheeysan ay ka fuliyeen degaanka Muuri ee degmada...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best phone camera 2024: Testing the Android and Apple

0
In nowadays’s digital age, a phone's digicam has emerge as considered one of its maximum important functions. Whether you’re capturing circle of relatives moments,...