Advertisement

Ku dhawaad 100 ruux oo shil ku dhintay dalka Itoobiya

0
Dalka Itoobiya, ku dhawaad 100 ayaa la sheegay in ay ku dhinteen shil baabuur oo ka dhacay waddo ku taalla gobolka Sidama ee koofurta Itoobiya. Sarkiisha gobolka iyo kuwa xaafimaadka ee Isbitaallada...

Ciidamo ku hayb ah Madaxweyne Xasan sheekh oo qafaal ku bilaabay Safaradeyda Beesha Murusade

0
Sida aan ku helayno warar sugan ayaa sheegaya in maalmihii lasoo dhaafay afduub iyo khafaalasho laga bilaabay deeganada galgaduud, waxaan falkaas ku kacaayo ciidamo qaab qabiil u abaabulan oo ku hayb...

Madaxweynihi hore ee Mareykana Jimmy Carter oo geeriyooday

0
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa Axaddii shalay ku geeriyooday xarun lagu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka. Carter oo ahaa...

Sheekh Aadan Madoobe oo kullan deg deg ah isugu yeeeray guddiga joogtada ee BFS

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga aheyn ee Guddiga Jogtadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal beeled ka dhacay gobolka Mudug

0
Waxaa maanta degan xaalada deegaanka Jiicbor ee Galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo maalmahii lasoo dhaafay ka dhaceen dagaal beeleedyo khasaare kala duwan geystay. Dagaalada ayaa ahaa kuwa u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed...

Culumada Soomaaliyeed oo ka digay sii socoshada dagaal Beeleedyda ka socda Gobolada Dalka

0
Qaar kamid ah Culumaaudiinka Soomaaliyeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay dhiiga ku daadanaya gayiga Soomaaliya gaar ahaan Gobolada ay ka soconayan dagaal Beleedyada iyo...

Faahfaahinta Laamaha ammaanka gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigey koox maan-dooriye ka ganacsanaysay

0
Laamaha nabad-gelyada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka fuliyeen ku soo qabtay rag hubaysan oo la sheegay inay maan-dooriye ka ganacsanayeen. Howlgal ay fuliyeen ciidamada amniga ee...

Weerar ka dhacay badda cas ee Masar ee loo dalxiis tago oo Shark ayaa...

0
- Weerar ka dhacay magaalada loo dalxiis tago ee Marsa Alam ee dalka Masar ayaa waxaa ku dhintay hal qof oo ajnabi ah mid kalena waa uu ku dhaawacmay, sida ay bayaan...

Weerarada Israa’iil oo ugu yaraan 30 qof ku dilay Qaza

0
Ilaha caafimaadka ayaa Aljazeera u sheegay in weerarada Israel ay maanta ku dhinteen ugu yaraan 30 qof, oo ay ku jiraan sagaal ka dhacay Beit Hanoon oo ku taal waqooyiga Qaza...

Ilmo yar oo Gaza ku nool oo barafoobay ilaa ka dhimato

0
Weerarkii militariga ee sraeli ay ku qaadeen dabaqa sare ee isbitaalka al-Wafaa ee magaalada Gaza ayaa dilay ugu yaraan todobo qof halka kuwa kalana ay ku dhaawacmeen, qaar kamid ah ayaa...
- Advertisement -

APLICATIONS

Netanyahu oo sheegay in duulaanka Suuriya ay tahay tallaabo muhiim ah...

0
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka hadlay weerar ay sheegtay in Israa’iil ay ku qaadday goob ay Iiraan ku soo saarto gantaallada Suuriya. Warbaahinta...