Madaxweyne Qoor Qoor ” Galmudug waa u diyaar qabashada Doorasho Qof iyo Cod”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in deganaada Galmudug ay diyaar u yihiin inay ka qabsoomto Doorashada Qof iyo Cod.
Qoor Qoor waxa uu ku...
Madaxweyne Mustafe Cagjar ” Kooxo Fitna wadayaal ah dhibaato ay gaysteen ayay ku dhacday...
Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa maanta markii u horreysay ka hadlay arrintii dhawaan ka dhacday Dacawaley, isagoo la hadlayay Shacabka magaalada Shinniile ee gobolka Siti oo maanta uu booqasho...
Taliyaha NISA oo gaaray Degmada Maxaas
Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Safarkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xallinayo khilaafaadka ka dhashay dilkii todoba askari...
Warbixin: Afrika 2024: Sanadkii Cimilada Adag, Colaadaha Hubeysan, Cudurrada faafa iyo shilalka tahriibka
Afrika waxay wajahday dhibaatooyin aan horay loo arag sanadkii 2024, iyadoo isbeddelka cimilada, dhacdooyinka tahriibka, cudurka mpox, iyo colaadaha hubeysan ay burburiyeen qaaradda isla markaana halis geliyeen nolosha iyo nolol-maalmeedka malaayiin...
Xasilooni ma jiridoonto’ Bariga Dhexe inta laga helaayo dawlad Falastiini ah
Dhaqdhaqaaqa Fatax ee Falastiin ayaa ku celiyay in "mudnaanta" ay tahay in dagaalka Israa'iil ee Gaza uu soo afjaro, in dib loogu midoobo Daanta Galbeed iyo in la dhiso dowlad Falastiin...
Halkaan Ka daawo wararkii ugu dambeeyey Ee Gaza iyo Israaiil oo cabsi soo wajahday
https://youtu.be/AGzOxNtPXoY?si=HTkTLeOa0SM-Xrzf
Ciidamada Mareykanka oo sheegtay mas’uuliyadda weerarada Yemen
Sida aan wararka ku heleyno, Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay in Mareykanka uu duqeymo ka geystay dhowr goobood oo ku yaalla dalkaas, iyadoo aan la sheegin wax faahfaahin ah.
Hadda, X, Taliska Dhexe...
Israa’iil waxay sii wadaa inay xannibto gargaarka Gaza; roobab mahiigaan ah oo daadadka wado...
Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay Israa'iil inay sii waddo inay "si nidaamsan" u hor istaagto gargaarka Gaza iyadoo mas'uuliyiinta maxalliga ah ay sheegeen in qof falastiiniyiin ah oo toddobaad oo xoog...
Guddoomiye K/X Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Ciise Maxamuud Guure ayaa shir guddoomiyay...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa shir guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta iyo habsami u socodka hawlaha dakhli aruurinta iyo u diyaar garowga qorshe howleedka...
Ciidanka NISA oo Hawlgallo ka sameeyay Magaalada Baydhabo
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka sameeyey Howlgal lagu xaqiijinaayo Amniga Magaalada.
Inta uu howlgalka socday ayaa taliyaha Ciidanka Nabadsugida Gobolka Baay Abdifatah isxaq...