Advertisement

Golaha Wasiirada XFS oo xil ka qaadis ku sameeyey Gudoomiyaha Hay’adda qaxootiga Marwo Safiya

0
Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Marwa Safiya Maxamed Xassan gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha qaranka. Golaha ayaa xilkaas u magacaabay sarkaal ka tirsanaa hay’adda oo lagu magacaabo Axmed Xassan. Golaha ayaa...

Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida

0
https://youtu.be/xsZm3N3MVVY?si=kyst_RQj4M6gZMJB

Howlgalka cusub AUSSOM oo si rasmi ah uga shaqo bilaabay Soomaaliya

0
Howlgalka cusub ee taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya, oo loo yaqaan AUSSOM (African Union Support and Stabilization Mission in Somalia), ayaa si rasmi ah u bilaabay shaqadiisa Janaayo 1, 2025. Howlgalkaan cusub...

Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida

0
https://youtu.be/xsZm3N3MVVY?si=1PL8OqGywtfgY8ns

Warbixin: ma ogtahay in Soomaalida wajahi doonto xaalaado kala duwan oo qatar ku ah...

0
Sannadka cusub Soomaalida ugu ma dhalan goob kheyr iyo guri gobeed. Waa goor ay dayacanyihiin siyaasad ahaan, dhul ahaan iyo dhaqaale ahaanba. Waxaa la filayaa in isbaddello baaxaddoodu sarrayso ay ku...

Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida

0
Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida https://youtu.be/xsZm3N3MVVY?si=xMDXRGE19Hh0SgyT  

Dowlad Degaanka Soomaalida oo shacabka uga digay xeeladaha cusub ee ay isticmaali karto Al...

0
Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida gaar ahaan Xafiiska Nabadgalyada ayaa Shacabka uga digay dhibaatooyin kala duwan ee ka imaan kara dhinaca Kooxda Al Shabaab, gaar ahaan gobollada dhaca dhinaca xuduudda uu degaanka...

Kooxda Daacish oo xog yaab leh ka soo saartay weerarkii Puntland

0
Kooxda Daacish ayaa Arbacadii sheegatay mas’uuliyadda weerar maalin ka hor lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla gobolka Bari ee Puntland, sida ay kooxdu ku baahisay barteeda Telegram-ka. Bayaanka ay soo saartay...

ISKUSHAANDHEYNTA AGAASINKA GUUD EE MADAXTOOYADA.

0
ISKUSHAANDHEYNTA AGAASINKA GUUD EE MADAXTOOYADA. Muqdisho, January 1, 2025; Waxaa isku shaandheyn lagu sameeyay Agaasinka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada xilalka loo kala badalay qaar kamid ah Agaasimayaasha Madaxtooyada lana magacaabay Agaasameyaal...

Xasuuqa Maalinta Sannadka Cusub: Israa’iil oo tobanaan Falastiiniyiin ah ku dishay Gaza

0
Ugu yaraan 29 falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan carruur iyo haween, ayaa lagu dilay Gaza oo dhan maalinta sanadka cusub weerarrada Israel ee waqooyiga Jabalia, xerada qaxootiga ee bartamaha Bureij,...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best steam cleaners and steam mops 2024: Drive grime …

0
In the search for a cleaner and more healthy home environment, steam cleaners and steam mops have emerged as vital gadget. These devices harness...