Wasiirka Beeraha XFS oo shir looga hadlayey horumarinta Beeraha uga qeyb galay Dalka Jarmalka
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa magaalada Berlin ee caasimada dalka Jarmalka kaga qeyb galay Shir ku saabsan horumarinta Beeraha.
Wasiirka ayaa intii...
Xildhibaan Axmed Madoobe ugu hambalyeeyay safarka uu ku tagey Kenya
Xili uu shalay safarka ugu ambabaxay Madaxwaynaha Jubaland Ahmed Maxmed Islaam dalka Kenya, dowlada Soomaaliya ay qaadey tallaabo uga jawaabeyso arintaas, iyadoo u yeertay safiirka Kenya u fadhiya Muqdisho.
Dowladda ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay magaaladda Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay xaalado haatan degan tahay kadib markii uu xalay iska hor imaad kooban ku dhexmaray magaalada labo beelood oo...
Diyaarad laga leeyhay Kenya ayaa markale Masuul Jubalaand ka tirsan goor dhaw garoonka Kisaamyo...
Diyaarad Ciidan oo ay leedahay dowladda Kenya ayaa goordhow Garoonka Kismaayo ka qaaday mas’uuliyiin katirsan Jubbaland waxayna ka dejisay degmada Doolow ee gobalka Gedo.
Kenya, ayaa maalintii shalay aheyd Kismaayo diyaarad gaar...
Maqaal: Wasiir dowlaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa loo magacaabay wiil uu dhalay xil muhiim &...
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Abshir Bukhaari , ayaa wiil 22-sanno jir ah uu dhalay waxaa loo magacaabay Agaasimaha waaxda Sharciyada iyo heshiisyada Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, kaddib markii Abshir Bukhaari...
Maxay ka dhigantahay Xabbad-joojinta Qasa ?
Caalamka
Jannaayo 19, 2025
Xabbad-joojinta ay ka shaqeeyeen dalalka Qatar,Mareykanka, iyo Masar ayaa maanta oo Axad ah ka dhaqan-gelaysa marinka Qaza, ka dib 15 bilood oo dagaal lagu hoobtay uu ka socday halkaas.
Dhexdhaxaadiyaasha...
Waa sidee xaalada Gaza ee Falastin maxaase ka hirgalay Xabad joojintii lagu balansanaa
https://youtu.be/W-XsAHMuVb0?si=_yH8V-eHUUQVUoNL
Wasaaradda Ganacsiga oo Ganacsatada la kaashaneyso dib u hirgelinta Warshadihii Dalka uu lahaa
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii Dalka uu lahaa dib loogu howlgelin lahaa.
Cismaan...
Warbixin: Safarka Axmed Madoobe ee Nairobi ma abuuri karaa khilaaf ka dhex dhasha Soomaaliya...
Safarka Madaxweynaha dib u doorashadiisa diiday Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu ku tagay Magaalada Nairobi ayaa abuuray buuq ka dhex dhashay Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Sida ay...
Waa sidee xaalada Gaza ee Falastin maxaase ka hirgalay Xabad joojintii lagu balansanaa
https://youtu.be/W-XsAHMuVb0?si=Ar22NTZrMEcGNNsl