Israa’iil waxay sii wadaa inay xannibto gargaarka Gaza; roobab mahiigaan ah oo daadadka wado...
Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay Israa'iil inay sii waddo inay "si nidaamsan" u hor istaagto gargaarka Gaza iyadoo mas'uuliyiinta maxalliga ah ay sheegeen in qof falastiiniyiin ah oo toddobaad oo xoog...
Guddoomiye K/X Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Ciise Maxamuud Guure ayaa shir guddoomiyay...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa shir guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta iyo habsami u socodka hawlaha dakhli aruurinta iyo u diyaar garowga qorshe howleedka...
Ciidanka NISA oo Hawlgallo ka sameeyay Magaalada Baydhabo
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka sameeyey Howlgal lagu xaqiijinaayo Amniga Magaalada.
Inta uu howlgalka socday ayaa taliyaha Ciidanka Nabadsugida Gobolka Baay Abdifatah isxaq...
Maamulka Puntland oo ka hadashay weerarkii ay Daacish kusoo qaadday deegaanka Dharjaale ee gobolka...
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay fashiliyeen weerar qorsheysan oo ay kooxda Daacish ku doonaysay inay ku qalqal galiso amniga Puntland.
Wasiirku wuxuu tilmaamay...
Burundi oo Soomaaliya ku eedaysay inay ku sameysay khiyaano iyo abaal la’aan
Burundi ayaa ku eedaysay Soomaaliya khiyaano iyo abaal la’aan, kaddib markii laga waayay liiska waddamada loo ogolaaday inay ciidamo u diraan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika ee nabad soo celinta Soomaaliya...
Faahfaahinno ka soo baxaya dagaal Soomaaliland iyo Khaatumo ku dhex maray deegaanka Shangeed ee...
Faahfaahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada Soomaaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo ku dhex maray deegaanka Shangeed oo ka tirsan dhulka cayn loo yaqaanno ee hoostaga gobolka Togdheer.
saraakiisha Ciidanka Maamulka...
Punltland oo sheegtay inay dishay 8 xubnood oo ahaa ajaanib ka garab dagaalayay kooxda...
Faahfaahin dheeraad ah, ayaa kasoo baxaysa dagaal deegaanka Dharjaale ee gobolka Bari ku dhex maray ciidanka dowlad goboleedka Puintland iyo dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad.
dagaalka ayaa...
DEG DEG: Askar ka tirsan shirkadda Hormuud oo caawa qof shacab ah ku dhaawacay...
War hada aan Helena ayaa sheegaya in Waardiye u shaqeeya shirkada Hormuud in uu garabka & qoorta inta u dhaxeysa xabad uga dhuftey qof shacab ah oo ku sugnaa Xaafada Ciise...
Madaxa Mossad ee Israa’iil oo sheegay ‘mudnaanta ugu sarreysa’ in dib loo soo celiyo...
Agaasimaha hay'adda sirdoonka dibadda ee Israa'iil, David Barnea, ayaa sheegay in soo celinta kuwa wali lagu hayo marinka Qaza ay tahay "mudnaanta koowaad, tanina waa waajibaadkeyga waana sameyn doonaa", sida ay...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Ansixiyey Miisaaniyadda maamulka Gobolka Banaadir ee 2025
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa ka qeyb galay munaasabadda ansixinta miisaaniyadda maamulka gobolka Banaadir ee sanadka 2025, kadib markii maanta loo soo bandhigay xubnaha...