Israa’iil oo 17 qof ku dishay Qaza, iyada oo weerartay magaalooyinka Daanta Galbeed maalintii...
Ciidamada Israel ayaa howlgalo ka wada Daanta Galbeed ee la heysto iyadoo duqeymaha Gaza ay socdaan maalinta sanadka cusub, iyadoo ugu yaraan 17 falastiiniyiin ah lagu dilay waqooyiga Jabalia iyo xerada...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay shaqalaysiinayso inay sanadkan 2025 ka badan 151 kun oo...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay sanadkan cusub ee 2025 ay qorshaynayso inay inay shaqaalaysiiso in ka badan 151 kun oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan ayaa...
Naciimo Abwaan Qorane oo lagu xiray Hargeysa
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa waxay sheegayaan in Ciidanka Sirdoonka ee Somaliland ay Madaarka Hargeysa ku xidheen Naciima Abwaan Axmed Qorane, xilli ay maanta gelinkii dambe ka degtay halkaasi.
Ma jiro war...
Madaxweyne Qoor Qoor ” Galmudug waa u diyaar qabashada Doorasho Qof iyo Cod”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in deganaada Galmudug ay diyaar u yihiin inay ka qabsoomto Doorashada Qof iyo Cod.
Qoor Qoor waxa uu ku...
Madaxweyne Mustafe Cagjar ” Kooxo Fitna wadayaal ah dhibaato ay gaysteen ayay ku dhacday...
Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa maanta markii u horreysay ka hadlay arrintii dhawaan ka dhacday Dacawaley, isagoo la hadlayay Shacabka magaalada Shinniile ee gobolka Siti oo maanta uu booqasho...
Taliyaha NISA oo gaaray Degmada Maxaas
Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Safarkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xallinayo khilaafaadka ka dhashay dilkii todoba askari...
Warbixin: Afrika 2024: Sanadkii Cimilada Adag, Colaadaha Hubeysan, Cudurrada faafa iyo shilalka tahriibka
Afrika waxay wajahday dhibaatooyin aan horay loo arag sanadkii 2024, iyadoo isbeddelka cimilada, dhacdooyinka tahriibka, cudurka mpox, iyo colaadaha hubeysan ay burburiyeen qaaradda isla markaana halis geliyeen nolosha iyo nolol-maalmeedka malaayiin...
Xasilooni ma jiridoonto’ Bariga Dhexe inta laga helaayo dawlad Falastiini ah
Dhaqdhaqaaqa Fatax ee Falastiin ayaa ku celiyay in "mudnaanta" ay tahay in dagaalka Israa'iil ee Gaza uu soo afjaro, in dib loogu midoobo Daanta Galbeed iyo in la dhiso dowlad Falastiin...
Halkaan Ka daawo wararkii ugu dambeeyey Ee Gaza iyo Israaiil oo cabsi soo wajahday
https://youtu.be/AGzOxNtPXoY?si=HTkTLeOa0SM-Xrzf
Ciidamada Mareykanka oo sheegtay mas’uuliyadda weerarada Yemen
Sida aan wararka ku heleyno, Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay in Mareykanka uu duqeymo ka geystay dhowr goobood oo ku yaalla dalkaas, iyadoo aan la sheegin wax faahfaahin ah.
Hadda, X, Taliska Dhexe...