Dowladda Itoobiya oo ka caawisay Puntland daaweynta askartii Ku dhaawacmay weerarkii Dharjaale
Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay codsi uga yimid maamulka Puntland, iyada oo u fidisay gargaar caafimaad askartii ku dhaawacmay weerar ay kooxda Daacish ka geysatay tuulada Dharjaale ee gobolka Barri, Talaadadii...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Bari
Ciidanka Puntlan oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa duqeyn xagga cirka ah iyo weerarro dhanka dhulka ah ku qaaday kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Calmiska ee Gobolka Bari.
Howlgalkaan oo ahaa mid...
Ruushka oo sheegay inuu si adag uga hortagayo in Jarmalku uu xubin buuxda ka...
Wakiilka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay si cad u diiday damaca Jarmalku ku doonayo in uu xubin rasmi ah ka noqda golaha ammaanka ee Qaramada...
Madaxda Soomalida maxay u jecel yihiin Etoobiyaanka yaase keenay Etoobiya?
https://youtu.be/cRDYURcWXkI?si=YXjz4ebM9O0-hal8
Khilaaf cusub oo soo kala dhax galay Guddoomiye Amiir iyo Ciise Guure
Khilaaf cusub oo soo kala dhax galay Guddoomiye Amiir iyo Ciise Guure
Sida aan ku helay xogo lagu kalsoonaan karo khilaaf ayaa soo kala dhax galay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Maxamed...
Dowlada Soomaliya oo 3000 Ciidamo Etoobiyaan ah u ogolaatay Soomaliya iyo guuxa Dadweynaha
https://youtu.be/Ip5dSOqf1Pc?si=N6tXQWXh_2c6POJD
Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda oo la sheegay in Itoobiya iyo Soomaaliya isfahan...
War ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ayaa lagu sheegay in dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wada hadleen dadaalada lagu xaqiijinayo xoojinta xariirka labada dhinac iyo sii wadista heshiishkii Ankara...
Abwaanada Soomaalida oo baaq ka soo saaray colaadaha gobollada dalka qaarkood ka socda
Qaar kamida Abwaanada Soomaaliyeed oo magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada meelaha dalka kamid ah ka socda, kuwaas oo galaaftay nolosha...
Dowladda Soomaaliya oo ka fiirsanaysa ka mid noqoshada Itoobiya ee howlgalka AUSSOM
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay wafdi sare oo ay hoggaaminaysay Aisha Maxamed, Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, intii lagu guda jiray booqashadiisii Muqdisho 2 Janaayo 2025.
Wafdiga waxaa qaabilay...
Xasuuq cusub oo ka dhacay Qaza iyadoo Israa’iil ay dishay in ka badan 60...
Ciidamada Israa'iil ayaa duqeeyay waxa loogu yeero "aagga bini'aadantinimada" ee al-Mawasi ee koonfurta Gaza, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 12 falastiiniyiin ah, iyada oo weeraro kale ay ka socdaan...