Maxaa kala socotaa musuq maasuqa ka taagan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya?
Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliya (SCAA) Ahmed Mo'allim ayaa marar badan lagu eedeeyay musuq maasuq iyo maamul xumo ka dhex jira hay'adda. Hay'adda Duulista Rayidka, oo mas'uul ka ah maamulka iyo...
Gudoomiyaha degmada Holwadaag oo isbaddal ku sameeyey Degmadaas
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag, Bashiir Cabdi Maxamed, ayaa kaalin muuqata ka qaatay horumarinta degmada. Waxqabadkiisa waxaa ka mid ah:
Gudoomiyaha degmada Halwadaag ayaa la sheegay inuu dadaal dheeraad ah ku bixiyey horumarinta degmada,...
Israa’iil oo Gaza ku dishay in ka badan 200 oo qof 3 maalmood gudahood
Israa'iil ayaa Gaza ku dishay in ka badan 200 oo qof 3 maalmood gudahood iyadoo wadahadallada xabbad joojinta ay dib u bilowdeen
Ciidamada Israa’iil ayaa in ka badan 100 jeer duqeymo ka...
Warbixin: Sidee lagu xalin karaa caqabadaha hortaagan dowaldda xasan sheekh
https://youtu.be/YMZCMTEUvP4?si=p4IZCv81jmtXYYNE
Qaar kamida culumada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray colaadaha meelo dalka kamida ka...
Qaar kamid ah oo culamada Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dagaal beeleedyada meelo dalka kamid ah ka jira, ayagoo sheegay in cuquubooyin iyo cirib-xumo laga dhaxlo daadinta dhiigga dadka...
Warbixin: Sidee lagu xalin karaa caqabadaha hortaagan dowaldda xasan sheekh
https://youtu.be/YMZCMTEUvP4?si=4rs_px3IFRHi3kFv
Askartii lagu dilay Ceel Baraf oo maanta lagu wado in lagu aaso Beledweyne
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta lagu wado in magaalada Beledweyne aas loogu sameeyo todobadii askari ee dhowaan aanada qabiil loogu dilay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka...
64 milyan oo qof oo kunool geeska Afrika oo u baahan gargaar bini’aadanimo
Sida ay sheegtay Xarunta Saadaasha Cimilada ee IGAD Bariga Afrika uu wajihi doono xaalado abaaro ah oo daran.
Xarunta ayaa sheegtay dhacdooyinkaan ay dhici doonaan inta u dhaxeysa bilaha January iyo March...
Tallaabadii ugu horreysay ee Soomaaliya ay qaaday kadib kursiga Golaha Ammaanka
Soomaaliya oo dhowaan xubin aan joogto aheyn ka noqotay Golaha Ammaanka QM, ayaa fadhiggii ugu horreeyey ee ay ka qeyb-gasho ugu baaqday Israa’iil inay joojiso dagaalka Gaza, ayna ixtiraamto shuruucda bani’aadannimada...
Soomaaliya laga soo billaabo 54-tii oo ay Soomaaliya ma helin hanaan dowladeed wanaagsan
https://youtu.be/HApW78p7xd4?si=SwNoR83TmdkgVxiN