Advertisement

faalada toddobaadka Soomaalida & fahamka Dowladnimada

0
https://youtu.be/0WSpQCrQvOQ?si=MSbaQoyrdm_aL0is

DAAWO: Gudoomiyaha Degmada Holwadaag oo Dib u habeyn ku bilaabay Warta-caga dhiig muddo sanado...

0
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose iyo Degmada Howlwadaag gudoomiyaheeda oo howlo dib u hagaajin ah ka wada biyo qabadka cagga-dhiig ee Degmada Howlwadaag. Halkaan hoose ka daawo waxqabadka Gudoomiye Bashiir Cabdi

Qabyaalada iyo Doorka ay ku leedahay Siyaasada Dalka Somaliya

0
https://youtu.be/7FV52gjEMTQ?si=jxO949Yy3oYiHd0f

Donald Trump oo qorshaynaya inuu xoog ku qabsado meelo ka baxsan dhulka Mareykanka

0
Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu awood ciidan u adeegsado qabsashada kanaalka Panama iyo jasiiradda Greenland ee hoostagga boqortooyada Denmark. Intii lagu jiray shir jaraa’id...

Qabyaalada iyo Doorka ay ku leedahay Siyaasada Dalka Somaliya

0
https://youtu.be/7FV52gjEMTQ?si=O32h9hjPQUIDHvLR

Ganacsatada Xoolaha iyo Gaadiidleyda oo ka horyimid go’aan Ganacsade Ajnabi ah loogu xiray dhoofinta...

0
Shir ay isugu yimaadeen Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan  Ganacsatada Dhoofisa Xoolaha Nool, Gaadiidleyda iyo Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa looga soo horjeestay Nin Carab ah oo la sheegay in...

Xildhibaano Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ciidamo qalqalgelin ah ku diyaarineyso xadka Soomaaliya iyo...

0
Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Jubaland ayaa ku eedeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra’iisul Wasaaraha waxa ay ku...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo gaaray Uganda iyo ujeedada Safarkooda

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Kampala, Uganda,...

Dowladda Soomaaliya oo dadaal xooggan gelinaysa hormarinta beeraha iyo waxsoo-saarkooda

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay mashruuc lagu hormarinayo hannaanka waxsoo-saarka beeraha dalka, ayadoo tiro gaadiidka cagaf cagafta loo yaqaanno u qeybisay dowlad goboleedyada dalka. Mashruucan ayaa la sheegay in looga golleeyahay...

Maxay ku saabsan yihiin wadahadallada Soomaaliya iyo Masar ee Todobaadka soo socda Furmaya?

0
Masar ayaa wadahadallo la yeelan doonta Soomaaliya toddobaadka soo socda si ay uga wada hadlaan ka qaybqaadashada ciidamada Masar ee ka mid noqonaya howlgalka AUSSOM. Wadahadalladan ayaa lagu wadaa inay ka dhacaan...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best washing machines

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Washing Machine for Your Home Choosing the right washing gadget for your home can be a frightening project...