RW Xamsa “Waddankaan waxa uu u baahan yahay in ciidankiisa Xoogga si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Ciidamada badan ee ka socda Midowga Afrika la dhimayo laguna soo reebayo howlgalka AUSSOM Ciidan kooban oo la shaqeeya kuwa...
Dowlada Emaraadka Carabta oo looga shakisanyahay Daroonskii lagu weerary Madaxtooyada Somaliya
https://youtu.be/u-5BN2T4LQM?si=BVQ4BUnf8mcLjsmk
Warbixin: Maxaa sababay In Mogadishu laga dareemo Xaalad Dhaqaalo xumi
Magaalada Muqdisho waxaa ka taagan dhaqaale xumo baahsan oo saameyn ku yeelatay nolosha dadka magaalada. Warbixin la daabacay December 2024 ayaa muujisay in xaaladda dhaqaale ee caasimadda ay gaartay heerkii ugu...
Maxaa looga hadlay shirka guddi hoosaadyada golaha Wasiirrada XFS ?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre¬, ayaa guddoomiyey Shirka Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda Loo Dhanyahay, kaas oo looga hadlayey dardargelinta taageeridda Doorashada iyo Dhammaystirka Dastuurka.
Kulanka ayaa...
Dowlada Emaraadka Carabta oo looga shakisanyahay Daroonskii lagu weerary Madaxtooyada Somaliya
https://youtu.be/u-5BN2T4LQM?si=xGucGKvYlNZp1Xsf
Madaxweyne Xasan “Hawlgalkan lagu beegsaday hoggaanka sare ee ISIS waxa uu muujinayaa iskaashiga adag...
Hawlgal si wadajir ah ay isaga kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka oo lagu beegsaday horjoogeyaasha sare iyo xubnaha kooxaha Kooxdq Daacish (ISIS) ayaa ka dhacay buuraleyda gobolka Bari ee...
Puntland oo Mareykanka uga mahad celisay duqeyntii Daacish
Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray Duqaymo xooggan oo galabta laga maqlay jihooyin dhawr ah oo ka tirsan buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari oo ay ciidanka dowladda Puntland ku baacsanayaan...
Yahooh oo maanta diiday in la dhagax dhigo xarunta Waaxda Seddexaad ee degmada Wartanabadda
Sida aan xogta ku helay waxaa maanta lagu waday in uu guddoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda maamulka gobolka Banaadir Ciise Guure uu dhagax dhigo xarunta waaxda saddexaad Horseed ee degmada Wartanabadda,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Trump ka codsaday in aanu ciidamadiisa ka saarin Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka codsaday Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, in aanu ciidamadiisa kala bixin Soomaaliya.
Madaxweynaha oo waraysi gaar ah siiyay The Washington Post, ayaa sheegay in taageerada Maraykanku...
Cali Jeyte oo sheegay inay xubno ajaanib ah ku dileen howlgal ay ka fuliyeen...
Ergayga gaar ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha macawislayda ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay op ay ciidanka xoogga dalka iyo kuwo deegaanku fuliyeen lagu diley rag ajaanib...