Jubaland oo billowday howlgal ay uga hortagayo weerarada Al-Shabaab
Ciidamada maamulka Jubaland ayaa wada howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo Amniga magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee hoosyimaada.
Howlgalada ayaa ah kuwo looga hortagayo Khataraha dhinaca amniga, oo ay geysan karaan kooxaha...
Dowladda Soomaaliya oo xil u magacaabaysa siyaasi ay aad isu hayaan Deni
Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in ay Cabdixakim Maxamed Axmed u magacawdo safiirka cusub ee u fadhiya dalka Yemen, halkaas oo uu saldhig ka dhigan doono caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Cadan.
30-kii Diseembar,...
Puntland oo shaacisay in 19,000 Qoys ay ku barakaceen howlgallada ka dhanka ah Daacish
Puntland ayaa ku dhawaaqday in 19,000 oo qoys ay ku barakaceen howlgallada milateri ee ka socda buuraha Calmiskaad, kuwaas oo lagula dagaallamayo kooxda Daacish, oo lagala wareegay degaano badan.
Shir jaraa'id oo...
Soomaaliya oo ku baaqday in wax laga qabto sababaha keenay isku dhacyada Badda Cas
Soomaaliya ayaa codkeeda ku taageertay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee tirsigiisu yahay 2768 (2025), kaasoo ka hadlaya sida Golaha Ammaanku uga go’an yahay nabadda iyo xasilloonida gobolka Badda...
Yaa iibsanayo Dhulkii Jamacadaha ,Soomaliya,Carwadii Hire,Hotel Talex ,Guulwadayaasha, meqaana la kala siisan
https://youtu.be/yR08Nof0k8M?si=RnJwtrycDXcmpSx7
Yaa iibsanayo Dhulkii Jamacadaha ,Soomaliya,Carwadii Hire,Hotel Talex ,Guulwadayaasha, meqaana la kala siisan
https://youtu.be/yR08Nof0k8M?si=U766XknQdx0fqVb0
Maxkamadda Ciidamada oo xukuno ku riday rag isbaaro dhigtay gobolka Hiiraan
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dhageysatay dacwadda rag ku eedeysan in ay dhigteen Isbaaro ay ku dhici jireen dadka iyo gaadiidka Isticmaala inta u dhaxeysa Magaalooyinka Matabaan iyo Beledwayne.
Xeer ilaalinta Maxkamadda...
Anagu ma nihin budhcad-badeed’ ayay yiraahdeen af-duubayaashii qabsaday markabka Shiinaha
Mid kamid kamid ah kooxdii qabsatay markabkii kalluumaysi ee laga lahaa dalka Shiinaha ee maalmo ka hor lasii daayay, ayaa iska fogeeyay inay yihiin Burcad badeed.
“Ma nihin budhcad-badeed, ma nihin dambiilayaal....
Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doon dalka Ruushka oo gaaray Moscow, xilli Soomaaliya...
Danjiraha Soomaaliya uu fadhin doona dalka Ruushka Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalkaasi Ruushka, wuxuuna la kulmay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibedda dalkaas.
Danjiraha ayaa waxaa Moscow...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay heshiiska xabbad-joojinta ah ee Israa’iil iyo Xamaas
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay heshiiska xabbad-joojinta Qasa, waxayna garab istaag u muujisay dadka shacabka ah ee reer falastiin, kuwaas oo ku dhowaad 15-kii bilood ee la soo dhaafay...