Advertisement

Danjire Daahir Carab: Dowladda Mareykanka uma qorsheysna inay Soomaaliland aqoonsato

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka aysan u qorsheysnayn inay aqoonsi siiso Somaliland, waxayna xustay in culays weyn uu ka imaan doono haddii tallaabadaas la qaado. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Washington,...

Madaxweynaha Brazil “Soo jeedinta Trump la xiriira in lala raro Shacabka Falastiin macno malahan,...

0
Xilli saacadihii la soo dhaafay ay kordheen tirada dalalka ka horyimid go’aanka Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ku doonayo inuu raro Shacabka Falastiin ee deggan Marinka Qaza. Madaxweynaha Brazil Luiz Inácio Lula da...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegidda mas’uuliyadda Ciidanka DANAB

0
Ayadoo dhowaan ay soo baxayeen warar sheegaya in Mareykanku uu hoosu dhigayo joojitaankiisa Soomaaliya, islamarkaana maamulka Trump uu xaqiijiyey inuu xirayo hay’adda USAID ayay dowladda Soomaaliya shaacisay inay la wareegayso kaalin...

Wasiir Axmed Macalin Fiqi “Waxaa la yaab ah in hoggaan Xisbi la sheegto hadana...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag u dhaliilay siyaasiyiinta diidan in dalka ay ka qabsoonto  doorasho qof iyo cod ah, si looga gudbo doorashooyinkii...

Madaxweyne Cirro oo Taageeray Baaqa Nabadeed ee Puntland ee Ku Aaddan Gobolka Sanaag

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu doonayo in xaaladaha colaadeed ee Sool iyo Sanaag lagu xalliyo waddo nabadeed, isla markaana uu difaaci doono deegaanada haddii colaadi timaado. Madaxweynaha oo...

Guddiyada joogtada ah ee aqalka sare oo meel mariyay ajandeyaasha iyo gyddiyada kal-fadhiga 6-aad...

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa shir Guddoomiyay kulanka koowaad ee Guddiga...

Muxuu yahay Hadalka ay qoreen Warbaahinta Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ee hadal heynta ka dhaliyay...

0
Warbaahinta ku hadasha afka Carabiga, gaar ahaan shabakadda Sawt El Ghad ee ka soo baxda magaalada Ramallah ee dhulka Falastiiniyiinta la haysto, ayaa dhawaan baahisay warbixin sheegaysa in madaxweynaha Mareykanka, Donald...

Dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland oo ka Baxsanaya Mas’uuliyadda Wixii Shalay ka Dhacay Baardheere

0
Waxaa weli laga dareemayaa saamaynta dagaalkii ka dhacay shalay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kaasoo sababay khasaare nafeed, dhaawacyo, iyo burbur hantiyeed. Dad badan ayaa wali ka maqan guryahoodii oo ay...

Maxaa kala socotaa qatarta Soomaliya ku soo wajahan maxuuna damacsanyahay Xasan Sheikh

0
https://youtu.be/8xaggygG8FI?si=kCLdNw-vdYAP7V7T

Dood adag oo ka dhex aloosan Ilhaan Cumar iyo maalqabeenka Elon Musk

0
Dood culus oo u dhexaysa Xildhibaanno iyo Senatorro ay kamid tahay Ilhaan Cumar iyo maalqabeenka Elon Musk ayaa si xoog leh u qabsatay shaashadaha Warbaahinta caalamka. Dooddan ayaa curatay ka dib markii...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best office chairs for back pain tried and tested in...

0
Selecting the right office chair is critical, particularly if you suffer from again ache or spend long hours seated at a desk. A supportive...