Saan saan Colaadeed oo laga dareemayo magaalada Muqdisho iy
https://youtu.be/3HDoT5Q090M?si=miow79W1-ezEo0R3
DEG DEG: goordhaw degmada Matabaan ayaa ka qarxay dagaal u dhaxeeya beelaha degan degmadaas
Goordhow Degmada Matabaan waxaa ka qarxay dagaal u dhaxeeya Maamulka iyo mid ka mid ah beelaha Matabaan dega.
Dagaalka ayaa salka ku haaya tabasho ay qabaan beesha maleeshiyaadkoodu ka dhax dagalamayaan matabaan.
Dad...
Dowladda Maraykanka oo Loo Soo Jeediyay in Ay Xafiis Dibulumaasiyadeed Ka Furato Hargaysa
Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada Maraykanka u Qaabilsan Ka Hortagga Xisbiga Shuuciga ah ee Shiinaha, ayaa soo jeedisay in Maraykanku uu xafiis dibulumaasiyadeed ka furto Somaliland, si looga hortago saamaynta Shiinaha ee...
Saan saan Colaadeed oo laga dareemayo magaalada Muqdisho iy
https://youtu.be/3HDoT5Q090M?si=Ut5emfoP-y8dRNY1
Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo sheegay in aysan jirin cid ama ciidan is hortaagi kara...
Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Xasan Macallin ayaa dagaal afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda kasoo horjeeda waxaana uu ku tilmaamay kuwa jidgooyo u dhiganaya shuruuc ay soo meel mariyeen...
Ra’iisul Wasaari hore Pakistaan Imran khan oo lagu xukumay 14 sano oo xarig ah,...
Maxkamad ku taal Pakistan ayaa 14 sano oo xarig ah ku xukuntay ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan, waxaana loo haystaa dacwado la xariira musuqmaasuq dhul ah, sida dacwad oogayaashu...
Saan saan Colaadeed oo laga dareemayo magaalada Muqdisho iyo hub uruursi oo ka socoto
https://youtu.be/3HDoT5Q090M?si=98Jz6kM5yCljPtxu
Wasiir Fiqi nabadgelyada caasimadda laga dareemayo waxaa sabab u ah
Xilli dowladda Soomaaliya ay dhowaan ku dhawaaqday go’aan adag oo ka dhan ah hubka lagu dhex wato magaalada madaxda dalka, islamarkaana laamaha nabad-gelyada keliya loo oggolyahay haysashada saanadda ciidan ayaa arrintaas...
Madaxweynaha Somaliland oo Amray Hay’adda Xukuumadiisa in Ay u Shaqeeyaan Si Daahfuran
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku amray wasaaradaha iyo hay’adaha in ay dakhliga ku shubaan Wasaaradda Maaliyadda oo keliya, isla markaana ay u shaqeeyaan si daahfuran.
Madaxweynaha oo guddoominayay shirka...
Walaac weyn oo laga muujiyay Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee...
Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadaya daciifnimo weyn oo ka jirta maamulka badda ee dalka.
Warbixin ay soo saartay ENACT ayaa lagu sheegay...