Advertisement

Danjire Jabril Ibrahim Abdulle oo  xalay lagu martiqaaday xaflad lagu soo bandhigayay waxqabadka sanadka...

0
. Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa xalay lagu martiqaaday xaflad casho Sharaf ah oo aad loo soo abaabulay taas oo lagu soo bandhigayay waxqabadka sanadka ee shirkada dhismaha Gabeire A Group (GAG). Shirkadaan...

Tiridii ugu badneyd ee Xildhibaanada Barlmaanka Soomaaliya oo bayaan ka dhan ah DF ka...

0
  Khilaafka hareeyey dowlada Federaalka iyo maamulka jubalaand ee iskiis is magacaabay ee ahmed madoobe ayaa waxaa dhacday in gabi ahaanba dowladda dhexe ka joojisay duulimaadyadii tagi jirya deegaanadaas sababa la xariira...

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka socda gobolka Mudug

0
Dagaal ayaa ka socda deegaanka Jiicbor ee gobolka Mudug sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan. Dagaalka ayaa ka bilowday dhul daaqsimeed muran xooggan uu ka taagan yahay. Dagaalka oo...

Ganacsiyadii Soomaalida ee dalka Mozambique oo dhac iyo boob loo geystay

0
Ayadoo ay rabshado xooggani ka socdaan dalka Mozambique ayaa wararku waxay sheegayaan in Soomaali badan oo ganacsato ah dhac iyo boob loogu geystay dalkaas, islamarkaana xumohoodii qaar cagta la mariyay oo...

Jubbaland oo shaacisay xaalad adag oo ka dhalatay go’aanka DF

0
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in xaalad halis ah ay ka dhalatay go’aankii u dambeeyay ee dowladda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ay ku hakisay duulimaadyadii tegi jiray maamulka. Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee magaalada...

Saxafiiyiin iyo dad kale oo lagu dilay duqeyn ka dhacday GAZA

0
Saraakiisha caafimaadka Gaza ayaa sheegay, in ugu yaraan 10 qof lagu dilay duqeymo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah ku garaaveen Gaza. Shan ka mid ah dadka ayaa lagu...

Israa’iil oo 5 wariye ku dishay Qaza xilli caruur yar yar ay baraf ku...

0
  Ciidamada Israa’iil ayaa weli sii wada duqeymaha ay ku hayaan Qaza, iyagoo shan weriye ku dilay weerar lagu qaaday gaari ay saarnaayeen oo marayey xerada qaxootiga ee Nuseirat, halka shan kalena...

Gobolka Banaadir oo loo dhisayo Gole Deegaan

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa haatan qorsheyneyso in gole deegaan loo dhiso gobolka Banaadir, si loo guda galo howlaha doorashooyinka iyo arrimaha hortabinta u leh, maadaama la aadayo qof iyo cod. Guddoomiyaha guddiga...

Erling Haaland maaha in lagu eedeeyo hoos u dhaca Manchester City, ayuu ku adkaystay...

0
Pep Guardiola ayaa beeniyay in Erling Haaland uu u baahan yahay inuu dhaliyo goolal badan si uu uga caawiyo Manchester City inay ka baxdo rikoorka xun ee sagaal guuldarro 12 kulan. City...

Halkaan ka Daawo Damaca Etoobiya ee Badda Soomaliya

0
https://youtu.be/639n3L3e0y8?si=RFIFL5Z9q1ngD2I7
- Advertisement -

APLICATIONS

The best pressure washers in 2024: Tried and tested

0
Keeping your car, patio, or garden spotless requires the proper equipment, and a exceptional pressure washer can make all of the difference. With numerous...