Maxay tahay arrinta Soomaalida culayska ku ahayd ee Kenya ay meesha ka saartay...
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, oo toddobaadkan booqasho ku tagey gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalidu degto ayaa ku dhawaaqay in la baabi’inayo habraacii hore ee hubinta dadka Baasaboorka ama kaarka aqoonsiga qaranka...
Dowladaha Turkiga iyo Itoobiya oo ka wadahadlay hirgelinta bayaankii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Turkiga oo kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ayaa ka wadahadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa bayaankii ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku...
Sahmintii shidaalka Soomaaliya oo 50% lasoo dhameeystiray
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar si loo xoojiyo arrimaha ku saabsan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo u safray Daarusalaam Tanzania
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Duhurnimadii maanta Magaalada Kampala kula kulmay dhiggiisa Uganda Yoweri Musevani ayaa usii safray Magaalada Daarusalaam ee Dalka Tanzania.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Tanzania...
Netanyahu: Sacuudigu dhulkiisa falastiin dowlad ha uga dhiso
Ra’iisul Wasaaraha maamulka Israa’iil Netanyahu ayaa wareysi uu siiyay Channel 14 ku sheegay in Sacuudigu uu awoodo inuu dhiso ​​dowlad Falastiiniyiintu leeyihiin oo ku taal gudaha Sacuudiga, sababtoo ah waxay leeyihiin...
Maamulka Puntland oo jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray Donald...
https://youtu.be/LBXsbSeLU98?si=CRNHOJdHzKK9KXYg
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kula kulmaya dhiggiisa Uganda Yoweri Musevani
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda, waxa uu la kulmayaa dhiggiisa Yoweri Musevani oo ay kawada hadli doonnaan la dagaalanka waxa loogu yeero ‘Argagixisada’...
Maxaa laga ogyahay ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Uganda?
Madaxwaynaha Jumhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimada Dalka Uganda.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu kulamo la qaadan doono...
Duulimaadkii ugu horeeyay oo ay la socdeen muhaajiriin laga soo tarxiilay Mareykanka oo la...
Diyaaraddii ugu horeysay oo Mareykan ah oo sidday muhaajiriin laga soo qabtay Mareykanka kuna sii jeeday Cuba ayaa cago dhigatay xabsiga Guantanamo Bay.
Madaxweyne Donald Trump ayaa doonaya in xabsigan lagu hayo...
Macalim Mahdi ” Qaraxyada ka dhaca Muqdisho waxaa lagu bixiyaa lacago 70kun ilaa 80kun...
Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta G.Banaadir Macalim Mahdi oo kahadlaayay shir weynaha xeer ilaaliyaasha Dalka ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa laga qaado lacagta lagu soo gudbiyo ama lagu farsameeyo...