Qabyaalada iyo Doorka ay ku leedahay Siyaasada Dalka Somaliya
https://youtu.be/7FV52gjEMTQ?si=O32h9hjPQUIDHvLR
Ganacsatada Xoolaha iyo Gaadiidleyda oo ka horyimid go’aan Ganacsade Ajnabi ah loogu xiray dhoofinta...
Shir ay isugu yimaadeen Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Ganacsatada Dhoofisa Xoolaha Nool, Gaadiidleyda iyo Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa looga soo horjeestay Nin Carab ah oo la sheegay in...
Xildhibaano Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ciidamo qalqalgelin ah ku diyaarineyso xadka Soomaaliya iyo...
Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Jubaland ayaa ku eedeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra’iisul Wasaaraha waxa ay ku...
Wafdi ka socda Soomaaliya oo gaaray Uganda iyo ujeedada Safarkooda
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Kampala, Uganda,...
Dowladda Soomaaliya oo dadaal xooggan gelinaysa hormarinta beeraha iyo waxsoo-saarkooda
Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay mashruuc lagu hormarinayo hannaanka waxsoo-saarka beeraha dalka, ayadoo tiro gaadiidka cagaf cagafta loo yaqaanno u qeybisay dowlad goboleedyada dalka.
Mashruucan ayaa la sheegay in looga golleeyahay...
Maxay ku saabsan yihiin wadahadallada Soomaaliya iyo Masar ee Todobaadka soo socda Furmaya?
Masar ayaa wadahadallo la yeelan doonta Soomaaliya toddobaadka soo socda si ay uga wada hadlaan ka qaybqaadashada ciidamada Masar ee ka mid noqonaya howlgalka AUSSOM.
Wadahadalladan ayaa lagu wadaa inay ka dhacaan...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad  Diyaano  oo la kulmay  Danjiraha Soomaaliya u...
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cusman Cabdullaahi Diyaano uu  xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kula kulmay  Danjiraha dalka Soomaaliya u fadhiya...
Wasaaradda Gadiidka oo joojisay Bixinta license-ki iyo Taargooyinka Sababa lacag la’aan
Maxaa kala socotiin xaaladda cakarin ee ka taagan wasaaradda gadiidka duulista hawada waxaa in mudo ah xayrin License-ka iyo taargadi & buugi looga shaqeenaya bulshada Soomaaliyeed sidoo kale waxaa xanabin dhamaan...
Taliyaha NISA oo kulamo ka wadda Beledweyne
Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), oo uu wehliyo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale, ayaa ku guuleystay dhexdhexaadin miro-dhal ah oo lagu soo afjaray mad-madow siyaasadeed...
Wasiir Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in la siyaasadeeyay gargaarka bani’aadanimada
Wasiir ka tirsan XFS ayaa sheegay in hay’adaha iyo deeq-bixiyaasha qaarkood ay siyaasadeeyaan gargaarka bani’adanimo halka mas’uuliyiinta Jubbaland ay sheegayaan in arrimo siyaasadeed awgeed shacabka maamulkaasi looga jartay gargaarkii ay xaqa...