Maxaa kusoo biigay xiligaan taliyaha Hay’adda NISA oo gobolka Hiiraan kaga dhawaaqo dagaal ka...
Agaasimaha hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa fagaare ku yaala deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan kula hadlay boqolaal ka tirsan ciidamada deegaanka oo loo...
Shidaal yarida ka jirta Magaalada Jigjiga oo saameyn taban ku reebtay Wadayaasha Bajaajta
Magaalada Jigjiga Xarunta Dowlad-Deegaanka Soomaalida waxaa ka jirta shidaal yari saameyn taban ku reebtay wadayaasha Gaadiidka si gaar ah Mootooyinka Bajaajta oo aad looga isticmaalo Magaaladaas, waxa ay Darawallada kaxeeya dalbadeen...
Wasiir Cali Xoosh “Siyaasiga qeylinaya oo qof kale soo kireystay dan idiinma hayo, doorasho...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa ka hadlay dadaallada dowladda ku bixineyso in dalka ay ka dhacdo Doorasho qof...
Caawa iyo Caweyska Dayniile TV maxoow yahay Qilaafka Xamse iyo Xasan,iyo...
https://youtu.be/uj1DJbZqH00?si=UcMYnYusO-Ol0oka
Warbixin: Dowladda Ethiopia imisa jeer ayee gudaha Soomaaliya soo gashay ayagoo amar u qabin...
Dowladda Ethiopia imisa jeer ayee gudaha Soomaaliya soo gashay?
Ethiopia waxay gudaha Soomaaliya soo gashay dhowr jeer oo kala duwan taariikh ahaan, iyadoo ay jireen ujeeddooyin siyaasadeed, amni, iyo istiraatiijiyad kala duwan....
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐦𝐞𝐞𝐫𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐡𝐝𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka go'an tahay...
MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Masar ku wajahan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Qaahira Xarunta Dalka Masar, halkaas waxa uu kula kulmi doonnaa dhiggiisa Cabdifitaax Al-Siisi si ay uga...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta gurmadka degdega ah ee isbitaalka Martiini
Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo dhisay, loona qalabeeyey qaab casri ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa,...
Saameyn noocee ah ayay dunida ku yeelanaysaa ka bixitaanka Mareykanka ee Ururka Caafimaadka Adduunku...
Ayadoo uu Mareykanka dhowaan shaaciyay inuu ka baxayo Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa waxaa dunida ka soo yeeraya dhambaalllo walaac xambaarsan oo arrintaas looga falcelinayo.
Ka bixitaanka Mareykanka ee ururkan ayaa...
Warbixin: Maxaa ka dhalan kara Khilaafka Shirkaddaha Diyaaradaha iyo Wasaaradda Duulista Soomaaliya?
Khilaafka u dhexeeya shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ee ku mideysan ururka AOA iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa sababi kara saameyn ballaaran oo ku timaada adeegyada duulimaadyada gudaha iyo dibadda ee...