Ciidanka XDS iyo deegaanka oo howlgal ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay gobolka...
Ciidan xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa Hawlgal ay ka fuliyeen Gobolka Galgaduud ku beegsaday fariisimo iyo goobo Al-shabaab ay ku sugnaayeen oo ku dhow magaalada Ceelgaras, waxaana lagu diley seddax...
Booliska degmada dhooblay oo gacanta ku dhigay rag lagu eedeeyay ugaarsi sharci-darro ah.
Ciidanka Boolisk degmada Dhoobley ayaa gacanta ku soo dhigay Rag lagu eedeynayo Ugaarsi iyo ganacsiga sharci-darro ah oo ay ku hayeen Duur-joogta deegaankaas.
Falalkan ayaa halis weyn ku hayay Duur-joogta iyo Deegaanka,...
Puntland oo sheegtay inay baarayso in ka badan 100 Homboboro ah oo ku soo...
Ayadoo dhowaan xeebta magaalada Boosaaso lagu arkay tobanaan kamid ah noolaha oo loo yaqaanno Homboborada, kuwaas oo badda ka soo caaryay ayay dowlad goboleedka Puntland sheegtay inay arrintaas baarayso.
War qoraal ah...
Wareysi ,Mahad Ahmed Cali suldaan mahdi Magaalada Boston 10 000 Qof...
https://youtu.be/_5cgY-HmjXc?si=gAn5q2xg9YyQ--au
Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galgaduud
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo Xalay Fiidkii hore ciidanka deegaanka ka fuliyeen deegaanka Ceel garas ee gobolka Galgaduud, kaasoo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab.
Ciidamada...
Maxaa ka mid ah Qodobada looga hadlay Shirka golaha Wasiirada ee maanta?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa u cusboonaysiiyey muddada xil-hayntooda Guddiga maamulka hey’adda Naafada Qaranka, si ay usii wadaan howlaha ay u idmanyihiin 4 sano...
Etoobiya matahay mid fulisa Heshiiska lala galo ,imise Madaxweyne uga Baxday
https://youtu.be/oymBacN-aMs?si=zugUs0Z7qIWX2R3P
3
Etoobiya matahay mid fulisa Heshiiska lala galo ,imise Madaxweyne uga Baxday
https://youtu.be/oymBacN-aMs?si=DV_mmvgSVZ_VoKbj
Dowladda Fedaraalka oo soo saartay amaro culus oo ku socda Ganacsatada Soomaaliyeed
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacsatada Soomaaliyeed uga digeyso ineysan la shaqeyn karin, waxna aysan u fududeyn karin waxa loogu yeero Argagixisada.
Warsaxafadeed...
Gudoomiye Gobolka Banaadir Mohamed Amiir oo Mar Kale Dhagax Dhigay Mashruuc Horay Loo Dhagax...
Dhagax-dhigyada mashaariicda horumarineed waa tallaabo muhiim ah oo muujinaysa dadaalka lagu bixinayo horumarinta adeegyada bulshada.
Si kastaba ha ahaatee, in Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Amiir, uu mar kale...