Cabdiraxmaan Cirro oo safarkiisii ugu horreeyay berri ku aadaya Isutagga Imaaraatka Carabta
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa berri oo ah 26ka Janaayo waxa uu safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu ku guuleystay kursiga Madaxweyne ku aadaya Isutagga Imaaraatka Carabta.
Cirro...
Maqaal: Maxa sababay in Alshabaab arroornimada qarax ku weeraraan ciidamada dowladda
Arroornimada qarax lagu weeraro ciidamada dowladda waxaa sababa dhowr arrimood oo is-biirsaday, kuwaas oo la xiriira istiraatiijiyadda dagaal, xaaladda amni, iyo qorsheyaasha kooxaha weerarada fuliya. Waxyaabaha ugu waaweyn ee sababi kara...
Faahfaahinta Dagaal ka socda Masagawaa
Faahfaahinta Wararka ka imaanaya magaalada Masagawaa ee bariga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo halkaas, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka...
Jubbaland oo Saraakiil amni u magaciwday degmada Baardheere
Jubbaland ayaa saraakiil amni oo isugu jira Taliyaal iyo ku xegeenno u magacawday degmada Baardheere ee gobolka Gedo, taas oo dhowaan ay la wareegeen ciidamo iyo maamul taageersan dowladda federaalka Soomaaliya.
Wasaaradda...
Ilhaan Cumar oo si kulul u dhaleeceysay siyaasadaha Madaxweynaha cusub ee Mareykanka
Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka, ayaa si kulul u dhaleeceysay siyaasadaha Madaxweynaha cusub ee Mareykanka, Donald Trump, oo dhowaan xafiiska la wareegay.
Ilhaan Cumar ayaa ku tilmaantay tallaabooyinka uu...
Dagaalka qowmiyadaha Itoobiya oo laga cabsi qabo in uu sii xooggeysto
Cabsi xooggan ayaa laga muujiyay dagaalka ku saleysan dhinaca qowmiyadaha ee Dalka Itoobiya, khubarro baaris ku sameeyay arrintaan ayaa soo bandhigay in isticmaalka qaldan ee Baraha Bulshada ay tahay arrinta ugu...
Shacabka Magaalada Muqdisho oo 4 casho Xabsi ah gali doono waa maxay sababta
https://youtu.be/ULAagI8nDoE?si=_2zqNoEytnWzNcFA
Taliyaha NISA oo Buula burte ka wada kulamo lagu dardar galinaayo dagaalka ka dhanka...
Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan ka wado kulamo lagu dardar galinayo wajiga labaad ee howlgalada ka...
Madaxweynaha Masar oo sheegay in dalkiisu si firfircoon uga qayb qaadanayo hawlgalka Midowga Afrika...
Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa ku dhawaaqay in Masar ay mar kale xaqiijisay go'aankeeda ku aaddan taageeridda ammaanka iyo xasilloonida Soomaaliya.
Madaxweyne Siisii ayaa sheegay in Masar ay si firfircoon uga...
Xaalad culus oo wali ka taagan Garoonka diyaaradaha Muqdisho
Xilli dad rakaab ah maalintii shalay saacado ay ku xiyirnaayeen Garoonka diyaaradaha magaaladda Muqdisho, ayaa waxaa soo baxayay warar kala duwan oo ku saabsan dhibaatada safarka ee ka taagan Garoonka Aadan...