Shukri Cismaan Muuse oo 25 jir ah oo indhaha Caalamka ku soo jeedishay Amniga...
https://youtu.be/hkEF6cNR70w?si=4Hh1BDhPph8oAnUa
Maxaa lagu xasuustaa maanta oo kale 26 Janaayo Maalin Xilka laga tuuray kaligii...
maanta oo ah 26-ka Janaayo, waxay ku beegan tahay maalinta uu xilka ka degay Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre sanadkii 1991. Maalintan waxay astaan u tahay isbeddelkii weynaa ee ka dhacay Soomaaliya,...
Shukri Cismaan Muuse oo 25 jir ah oo indhaha Caalamka ku soo jeedishay...
https://youtu.be/hkEF6cNR70w?si=OVVO_PIZwhFWqWPo
Shukri Cismaan Muuse oo indhaha Caalamka ku soo jeedishay Amniga Caasimada Muqdisho ee Somaliya
Muuqaal la yaab leh ayaa ka soo muuqday waddooyinka magaalada Muqdisho: qof ku labisan dhar madoow oo uu ku jiro koofiyadda Cowboy-ga, isla markaana faras ku dhex-maraya gaadiidka qeylada badan ee...
Mukhtaar Maxamed Shariif Oo Lagu Xukumay Kiis Musuq Maasuq La Xiriira Lacagihii COVID-19
Dalka Mareykanka waxaa maxkamad ku xukuntay Mukhtaar Maxamed Shariif, oo ah muwaadin Soomaali-Mareykan ah, kadib markii lagu helay eedeymo la xiriira isdabamarin dhaqaale oo gaaraya $250 milyan.
Lacagtan ayaa markii hore loogu...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Guddida Dib u Habaynta Ciidamada
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa magacaabay guddi ka kooban 8 xubnood oo dib u habayn ku samayn doona ciidamada kala duwan.
Guddidan oo ka hawlgali doonta hawlaha horumarinta ciidamada ayaa...
Cali Jeyte “Dagaal qabiil baa la galaa oo cadaabta lagu galayo ee mid Janno...
U qeybsanaha Xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawisleyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaare ah kula hadlay boqolaal ciidan ah oo isugu...
Trump oo ku dhawaaqay qorshe dadka Qasa ku nool dalal kale loogu rarayo
Saacadihii la soo dhaafay waxaa warbaahinta dunida qabsaday war uu soo saaray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaas oo ahaa inuu ka shaqaynayo in dadka marinka Qasa ku nool dalal kale loo...
Maxaa ka socda Mareykanka Soomalidii dhawaan gashay oo dhuumasho ku jiro
https://youtu.be/G1JQLbHp44g?si=jQhLptTJn1Zg96gE
Dufaantii Gaza iyo fashilkii Sirdoonka Israaiil (daawo
https://youtu.be/GTvsWLVC9QU?si=QQwGTCIGB39gGZYg