Wasiirka Caafimaadka XFS “Hadallada Xanafta leh ee isu jawaabidda ah waxaa ka faa’iideysanaya AS...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa ka falceliyay hadal kasoo yeeray Guddoomiyihii hore Gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo ahaa in ‘AS & Dadka ku nool deegaannada...
Baxdo: NISA oo qabatay Gawaari Shidaal u siday Al shabaab
Wararka ka imaanaya deegaano hoostaga Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaaan in ciidamada NISA ee qeybta Galmudug in ay xalay gacanta ku dhigeen laba gaari oo siday Shidaal...
Xiisad Dhaqaale oo Ka Dhex Qaraxday Mareykanka iyo Colombia
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Axaddii shaaciyey in maamulkiisu uu dul dhigi doono canshuur dhan 25% badeecadaha ay Colombia u dhoofiso Mareykanka.
Go’aankan ayaa yimid kadib markii dowladda Colombia ay diidday in...
Xeer-ilaalinta Soomaaliya oo maxkamadaynaysa dadka ku dhoofayay baasaboorro been-abuur ah
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir Horgeeyay eedeysane lagu magacaabo Mahad Axmed Cumar, kadib markii laga soo qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Adan Cadde, asagoo tahriibinaya laba qof...
Warbixin : Halista ka dhallan karta Ciidamada Ethiopia iyo Masar hadii Soomaaliya la iskugu...
Haddii ciidamada Itoobiya iyo Masar la iskugu keeno gudaha Soomaaliya, waxa ay dhalin kartaa arrimo dhowr ah oo muhiim ah in la tixgeliyo. Labadaan waddan waxay leeyihiin xiriir taariikhi ah oo...
Xafiiska Hantodhowrka Guud ee FS oo Saxiixay Qorshaha Guud ee Baarisyada ee sannadka 2025
Hantidhowraha Guud ee Federaalka Soomaaliya Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa maanta saxiixay Qorshaha Guud ee Baarisyada Xafiiska Hantidhowrka Guud ee sannadkaan 2025.
Qorshaha ayaa ka kooban ilaa lix qeybood, oo uu ku...
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska ciidamada dalkaasi ay uga mid noqanayaan howlgalka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagebeysay wada-hadallo dhanka farsamada ah oo muddooyinkii la soo dhaafay ay la lahayd Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, kuwaas oo ku saabsan qorshaha ka qeyb galka Ciidamada...
Madaxweynaha Mareykanka oo weerar afkaa ku qadaay dowlada Xasan Sheikh
https://youtu.be/Us3A5IMD-OU?si=K7XUen_ONBhX8JRX
Madaxweyneha Mareykanka oo weerar afkaa ku qadaay dowlada Xasan Sheikh
https://youtu.be/Us3A5IMD-OU?si=cO5gMSNImdswZyOM
Shukri Cismaan Muuse oo 25 jir ah oo indhaha Caalamka ku soo jeedishay Amniga...
https://youtu.be/hkEF6cNR70w?si=tn_W3Zxb9fwz0NwZ