Advertisement

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo ka qeyb-galaya shirka looga hadlayo maxkamadaha dastuuriga ah...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay Shirkii 8-aad ee Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dastuuriga ah ee wadamada Afrika, oo ka socda magaalada Qaahira ee dalka...

Madaxweynaha Kenya oo xaaladda Soomaaliya uga warbixiyay Dowladda Mareykanka

0
Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay inuu wadahadal dhanka telefoonka ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, iyagoo ka wada hadlay arrimo muhiim u ah labada dal. Waxay si gaar ah...

Hoggaamiyaha ururka Xisbullaahi oo sheegay inaanay aqbali doonin in ciidamada Israa’iil ay sii joogaan...

0
Madaxa Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan, Naciim Qasem, ayaa sheegay in aanay aqbali doonin wax qiil ah oo lagu kordhinayo wakhtiga ay ciidamada Israa’iil ay kaga baxayaan koonfurta Lubnaan. ” Israa’iil waa...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYBGALAYA SHIRWEYNAHA TAMARTA AFRIKA

0
    Daarusalaam, Jannaayo 27, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika ee “Mission 300”,...

Maalinta shuhadada soomaaliyeed, 50 sano guuradii dilkii culimada soomaaliyeed, 23ka Janaayo 1975

0
Bismillaaahi Raxmaani Raxiim, Mahad oo dhan Allaah(S.W) kaliya ayaa iska leh. Nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nabigeenii Muxammad(S.C.W) ee Allaah uu u soo diray dunida si uu uga saaro mugdiga iyo jahliga...

Somaliya oo ka dilaacday shabakad Dadka Diinta Islaamka ka saarto iyo dowlada oo loogu...

0
https://youtu.be/7JqNOybzHnQ?si=Urhv4seUf17MVzjh

Wasiirka Gaashaandhigga XFS: Dadka diidan Doorashada Qof & Codka ah, kalsoonida uu qabo Musharraxa...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa falcelin uu ka sameeyay dadka diidan in ay xiligaan dalka ka dhici karto Doorasho qof iyo cod ah hordhigay in ay...

Bangiga Sweden ee Riksbank oo Zlatan Ibrahimović ku dacweeyay hadal uu si toos ah...

0
fadeexadan ayaa dhacday xili si toos ah loo tabinayay markii Zlatan Ibrahimović uu si lama filaan ah u kashifay sirta uu ku leeyahay barnaamijka. Dad badan oo daawadayaal ah ayaa dareemay...
- Advertisement -

APLICATIONS

Netanyahu oo sheegay in duulaanka Suuriya ay tahay tallaabo muhiim ah...

0
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka hadlay weerar ay sheegtay in Israa’iil ay ku qaadday goob ay Iiraan ku soo saarto gantaallada Suuriya. Warbaahinta...