Advertisement

Madaxweyne Xasan Shiikh muxuu diiradda ku saaray khodbaddii uu ka jeediyey Shirweyn

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey Shirweynaha Tamarta Afrika  ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee kordhinta tayada iyo awoodda Tamarta, taas oo aas aas...

Ku dhowaad 5 qof oo isku qoys ah oo ku dhintay duqeyn ka dhacday...

0
Ugu yaraan 4 qof oo isku qoys ah ayaa ku dhintay, halka lix kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn ka dhacday miyiga deegaanka Ceel Adax oo ku yaalla buuraleyda degamada Qandala ee...

Dowladda Xasan Sheekh oo bixin waayey bishaan Mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda

0
Warbixinta ku saabsan mushaarka Ciidanka Dowladda iyo shaqaalaha oo aan wali la siin ayaa muujinaysa dhibaatooyin dhaqaale oo jira. Sababaha ugu waaweyn waxay noqon karaan:M iisaaniyad xumo Dowladda ayaa laga yaabaa inay...

Ciidamada DFS & Kuwa Macawiisleyda oo qabsaday Deegaanka Beero-yabaal Gobolka Hiiraan

0
Ciidamada Xoogga iyo kuwa Deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa howlgal wadajir ah ka fuliyay deegaanno katirsan Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, waxa ay gacanta ku dhigeen deegaanka Beero-yabaal. Saraakiil katirsan ciidamada Dowladda...

Xildhibaanada Mucaaradka oo diyaariyeen Qorshihii Mooshinka xil ka qaadista Ra’iisul Wasaare Xamse Barre

0
Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo mucaaradka u badan , ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaarinayaan mooshin ka dhan ah Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre , oo lagu eedeeyay in...

Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in Masar ay Laba Ciidan keeni doonto Dalka

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in dalka ay soo gaari doonaan laba ciidan oo ka socda dalka Masar. Ciidamadan ayaa kala ah kuwa ka mid noqonaya Howlgalka Nabad Ilaalinta Afrika...

Maamulka Puntland oo billowday tarxiilka dadka ajaanibta ah

0
Magaalada waaweyn ee dowlad goboleedka Puntland waxaa ka billowday howlgal ballaaran oo lagu qab qabanayo dadka ajaanibta ah ee ku sugan deegaanadaas, waxayna tillaabadaasi qeyb ka tahay dagaalka lagula jiro kooxda...

Dagaal khasaare xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo duhurnimadii maanta ka dhacay deegaano hoostaga degmooyinka Buula Burte iyo Halgan ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo ahaa mid u dhaxeeyay ciidamada xoogga dalka...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best strimmers and grass trimmers I’ve tested in 2024

0
Maintaining a nicely-manicured garden requires the right gear, and a first-rate grass trimmer is crucial for reaching easy edges and unique cuts. Whether you're...