Advertisement

Jubbaland oo amarro culus dhul dhigtay goobaha waxbarashada deegaanadaas

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jubaland ayaa ku dhawaaqday go’aan cusub oo lagu jaangooyay khidmadaha waxbarashada ee dugsiyada hoose, dhexe, iyo sare, ayadoo soo saartay qeymo lama dhaafaan ah...

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo ka qeyb-galay shir gaar ah oo looga hadlayay xaaladda...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shir madaxeedka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), kaasi oo looga hadlay...

Maxaa ka taqanaa wariyaha ugu sameynta badan Somalida

0
https://youtu.be/oPtJWAoMkDA?si=KZ0NHoTHhRLyth2G

Labo nin oo dil in ay geestaan rabay oo iyagii lagu dilay Dayniile

0
  War goordhaw aan helay, ayaa sheegaya in xaafada Garaashta ee katirsan deegaanka Ciise Cabdi ee degmada Dayniile i lagu dilay labo nin hubeysan oo dooneysay in iyaga dilka geestaan. Ragga hubeysan ee...

Somaliland iyo Emaratka oo kala saxiixday maalgashi Caalami ah xili dowlada Xasan Sheikh...

0
https://youtu.be/Au2e_O6vW6c?si=D7oGDSLq7ZYonw9-

Maqaal: Xasan sheekh dowaldiisa ma awooddaa in doorasho qof iyo cod ah dalka...

0
Xasan Sheekh Maxamuud, waa Madaxweynaha Soomaaliya ee hadda talada haya, waxa uu ballanqaaday inta uu ololaha ku jiray in doorashada qof iyo cod laga hirgelin doono dalka. Si kastaba ha ahaatee,...

Puntland oo xukuntay labo nin oo baraha bulshada caan ka ah oo ku eedaysan...

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa xabsi u dhexeeya 5 illaa 10 sano ku xukuntay Maxamed Yacquub Siyaad iyo Cali Axmed Cali (Iley) oo kamid ah dadka caanka ah baraha...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo sheegay in Doorashada Golaha Degaanka ka qaban doonaan Gedo Iyo...

0
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo wareysi siinayay Tv ga Qaranka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay inay asteeyeen ilaa 800 oo goobood ay doonayaan inay ka qabtaan...
- Advertisement -

APLICATIONS

Dowlada Soomaliya oo 3000 Ciidamo Etoobiyaan ah u ogolaatay Soomaliya iyo...

0
Dowalada Somalia ayaa la sheegay inay Itoobiya u ogolaatay ciidamo 3-kun ah inay kaga qeyb qaataan howlgalka cusub ee badalaya kii Midowga Arika ee...