Advertisement

Faadumo uu dhalay Cabdikarim oo baraha Bulshada lagu faafinaayey oo war kale soo saartay

0
https://youtu.be/jYmxPWKU3V0?si=zesT_JLEsXQWf5oO

Guddoomiye Yabooh “Baahida ugu weyn ee shacabka Muqdisho qabaan waa Doorasho qof iyo cod...

0
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed la joogo xilligii ay codeyn lahaayeen gaar ahaan gobalka Banaadir. Guddomiye Yabooh ayaa tilmaamay in...

Madaxweynaha Puntland oo farriin nabadeed u diray Soomaaliland

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay xiisadaha ka taagan magaalada Ceerigaabo iyo deegaanno ka tirsan gobolka Mudugu, ayaa xukuumadda cusub ee Soomaaliland ugu baaqay inay ka wada shaqeeyaan nabadda magaalada...

DEG DEG:- Ninkii gubey quraanka Salwan Momika oo toogasho lagu diley dalka Sweden .

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Salwan Momika, ninkii caan ku noqday gubista Qur'aanka ee Sweden, lagu toogtay magaalada Södertälje habeenkii xalay. Warkan waxaa baahiyay wargeyska Expressen iyo wargeyska maxalliga ah...

Maamulka Somaliland oo heshiiyo cusub la gashay dowladda Imaaraadka Carabta

0
Somaliland ayaa shaacisay inay heshiisyo cusub la gashay Imaaraadka kadib booqasho uu C/raxmaan Cirro ku tagey dalkaas. Akhriso Hordhaca Qaar Kamida qodobada ay isla qaateen Madaxweynaha Somaliland iyo Imaaraadka. Madaxweyne Abdirahman Cirro wuxuu...

Puntland oo rajo-xukumo ka muujisay dib usoo celinta xiriirka dowladda Soomaaliya

0
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifataax Cabdi Nuur oo la hadlay Shabelle ayaa Sheegay in Puntland aysan wax filasho iyo rajo ah ka qabin wadashaqeyn iyo isku soo dhowaansho dhinaca Dowladda Soomaaliya. Waxaa...

Ururada bulshada rayidka ah ee Galmudug iyo Hirshabeelle oo taageeray dadaallada ay wadaan guddiga...

0
Ururrada bulshada rayidka ah ee dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa taageero u muujiyay guddiga Doorashooyinka Qaranka, ka dib markii ay xubnaha guddigaas ka tirsani ay gaareen magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Jowhar. Cabdullaahi...

Ciidanka dowladda oo maanta howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay gobolka Bakool

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab maanta ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Bakool. Ciidanka ayaa howlgalada si gaar ah uga fuliyay deegaanada kala...

Dowladda Soomaaliya oo kireysatay Shirkad Qareeno oo ka hortagaya in Trump uu Ciidamadiisa kala...

0
Dowladda Soomaaliya oo maanka ku haysa in mar kale suurtagal ay noqon karto in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ciidamadiisa kala bixi karo Soomaaliya ayaa kireysatay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best carpet cleaner 2024: Tried and tested models for stains, grime...

0
The Ultimate Guide to the Best Carpet Cleaners of 2024 Keeping your carpets clean is critical for a wholesome and aesthetically attractive domestic. With endless...