Advertisement

Benjamin Netanyahu & Wasiirka Amniga Israa’iil oo isku qabtay heshiiska Xabbad-joojinta Gaza

0
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu & Wasiirka Amniga Qaranka Itamar Ben-Gvir ayaa isku qabtay heshiiska Xabbad-joojinta ah ee Yuhuudda iyo Xamaas dhexmaray, Wasiirkaas waxa uu kamid yahay xubno diidan in la...

Ciidmada ISRAEL oo buriyeen kadib heshiiska Gaza

0
Israa’iil ayaa fulisay weerarro bahalnimo ah kahor dhaqan-gelinta heshiiska xabbad-joojinta Gaza, kaasi oo ay ku laysay Falastiiniyiin horleh. Ugu yaraan 87 Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan 21 carruur ah iyo 25...

Somaliland iyo Itoobiya oo markale wada hadal dhaxmaray +xogta kullankaas

0
Somaliland iyo Itoobiya ayaa yeeshay wada-hadal cusub, kaasi oo ku qotoma iskaashiga dhanka milateriga iyo amniga. Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Maxamed Yuusuf Cali iyo Wakiilka Itoobiya u fadhiya Hargeysa Amb. Teshome Shunde Hamito...

madaxweyne Donald Trump oo ka hadlay nooca uu ka jecel yahay Raashinka...

0
https://youtu.be/xZ_47Qhr8vk?si=XiRwwsdWt8qbCCMj

Jubaland oo billowday howlgal ay uga hortagayo weerarada Al-Shabaab

0
Ciidamada maamulka Jubaland ayaa wada howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo Amniga magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee hoosyimaada.   Howlgalada ayaa ah kuwo looga hortagayo Khataraha dhinaca amniga, oo ay geysan karaan kooxaha...

Dowladda Soomaaliya oo xil u magacaabaysa siyaasi ay aad isu hayaan Deni

0
Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in ay Cabdixakim Maxamed Axmed u magacawdo safiirka cusub ee u fadhiya dalka Yemen, halkaas oo uu saldhig ka dhigan doono caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Cadan. 30-kii Diseembar,...

Puntland oo shaacisay in 19,000 Qoys ay ku barakaceen howlgallada ka dhanka ah Daacish

0
Puntland ayaa ku dhawaaqday in 19,000 oo qoys ay ku barakaceen howlgallada milateri ee ka socda buuraha Calmiskaad, kuwaas oo lagula dagaallamayo kooxda Daacish, oo lagala wareegay degaano badan. Shir jaraa'id oo...

Soomaaliya oo ku baaqday in wax laga qabto sababaha keenay isku dhacyada Badda Cas

0
Soomaaliya ayaa codkeeda ku taageertay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee tirsigiisu yahay 2768 (2025), kaasoo ka hadlaya sida Golaha Ammaanku uga go’an yahay nabadda iyo xasilloonida gobolka Badda...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best video doorbells from our tests in 2024

0
Video doorbells have revolutionized domestic protection by means of providing convenience and peace of mind. With a video doorbell, you could see and speak...