Advertisement

War bixin ku saabsan duqaymaha Israa’iil ee Yemen

0
  Shabakadda TV-ga Al Masirah ee Xuutiyiinta ay maamulaan ayaa sheegay in “gardarrada Israel” ay beegsatay Sanca iyo magaalada dekedda leh ee Xudeydah. Waxay soo xigatay wariyayaasheeda maxalliga ah in xarunta dhexe ee...

Ugu yaraan 38 qof ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee ka dhacay Gaza 24...

0
  Israa’iil ayaa Gaza ku dishay 38 falastiiniyiin ah waxayna ku dhaawacday 137 guud ahaan marinka Qaza 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee gobolkaasi. Xamaas ayaa ku...

Danjire Jabril Ibrahim Abdulle oo  xalay lagu martiqaaday xaflad lagu soo bandhigayay waxqabadka sanadka...

0
. Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa xalay lagu martiqaaday xaflad casho Sharaf ah oo aad loo soo abaabulay taas oo lagu soo bandhigayay waxqabadka sanadka ee shirkada dhismaha Gabeire A Group (GAG). Shirkadaan...

Maamulka Suuriya  oo sheegtay in 14 boolis ah lagu dilay weerar gaadmo ah oo...

0
Maamulka Suuriya  oo sheegtay in 14 boolis ah lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay fuliyeen ciidamada daacadda u ah al-Asad Weerarka ayaa yimid ka dib markii booliisku ay soo rogeen bandow...

Tiridii ugu badneyd ee Xildhibaanada Barlmaanka Soomaaliya oo bayaan ka dhan ah DF ka...

0
  Khilaafka hareeyey dowlada Federaalka iyo maamulka jubalaand ee iskiis is magacaabay ee ahmed madoobe ayaa waxaa dhacday in gabi ahaanba dowladda dhexe ka joojisay duulimaadyadii tagi jirya deegaanadaas sababa la xariira...

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka socda gobolka Mudug

0
Dagaal ayaa ka socda deegaanka Jiicbor ee gobolka Mudug sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan. Dagaalka ayaa ka bilowday dhul daaqsimeed muran xooggan uu ka taagan yahay. Dagaalka oo...

Ganacsiyadii Soomaalida ee dalka Mozambique oo dhac iyo boob loo geystay

0
Ayadoo ay rabshado xooggani ka socdaan dalka Mozambique ayaa wararku waxay sheegayaan in Soomaali badan oo ganacsato ah dhac iyo boob loogu geystay dalkaas, islamarkaana xumohoodii qaar cagta la mariyay oo...

Jubbaland oo shaacisay xaalad adag oo ka dhalatay go’aanka DF

0
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in xaalad halis ah ay ka dhalatay go’aankii u dambeeyay ee dowladda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ay ku hakisay duulimaadyadii tegi jiray maamulka. Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee magaalada...

Saxafiiyiin iyo dad kale oo lagu dilay duqeyn ka dhacday GAZA

0
Saraakiisha caafimaadka Gaza ayaa sheegay, in ugu yaraan 10 qof lagu dilay duqeymo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Khamiista maanta ah ku garaaveen Gaza. Shan ka mid ah dadka ayaa lagu...

Israa’iil oo 5 wariye ku dishay Qaza xilli caruur yar yar ay baraf ku...

0
  Ciidamada Israa’iil ayaa weli sii wada duqeymaha ay ku hayaan Qaza, iyagoo shan weriye ku dilay weerar lagu qaaday gaari ay saarnaayeen oo marayey xerada qaxootiga ee Nuseirat, halka shan kalena...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best vacuum cleaner 2024: The finest corded, cordless …

0
In current-day speedy-paced international, keeping a easy domestic can be a frightening challenge. A reliable vacuum purifier is critical to ease this burden, making...