Advertisement

DEG DEG: Diyaarad laga leeyahay kuuriya kuunfureyd oo dad bdan ku nafwaayeen

0
  Ugu yaraan 120 qof ayaa ku dhintay dalka Kuuriyada Koonfureed ka dib markii ay diyaarad ku soo degtay garoonka Muan Shilkan ayaa yimid xilli diyaarada Jeju Air oo ka soo duushay magaalada...

Weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Rafah ayaa waxaa ku dhintay nin iyo xaaskiisa

0
  Wakaalada wararka ee Wafa ayaa ku warameysa in lamaanahan la dilay kadib markii ciidamada Israel ay duqeeyeen gurigooda oo ku yaala deegaanka Kaf Miraj ee waqooyiga magaalada Rafah. Dhowr kale ayaa sidoo...

Burundi oo ka hartay howl-galka cusub ee Somalia iyo Itoobiya oo wada qorshe halis...

0
Dowladda Burundi ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay in ay ka hartay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kadib “markii ay ku qanciwaysay tirada ciidanka loo qoondeeyay”. Dowladda Burundi ayaa go’aankeeda ku wargalisay Gudoomiyaha...

Laftagareen oo isbeddal sameeyay kadib talaabo uu qaaday maanta

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta sameeyay isbeddal maamul, kadib tallaabo culus oo uu qaaday. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa xilalkii looga qaaday guddoomiyeyaashii...

ITOOBIYA oo war culus kasoo saartay go’aanka Somalia ee looga reebay…

0
Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay go’aanka Soomaaliya ee ciidanka looga reebay howlgalka cusub ee AUSSOM oo sanadka cusub ka bilaaban doonto gudaha dalka, kaas oo ay meel-mariyeen golaha ammaanka QM. Wakiil u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka dagay Jabuuti

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dagay dalka Jabuuti, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Warsaxaafadeed kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay...

Dowladda Soomaaliya miyee ka xuntahay kareebida Ciidamada Etoobiya ee howlgalada Cusub

0
Sida aan ka daawanay shirka Qaramada midoobe waxaa la ansixiyey howlgalka AUSSOM oo noqanaya ciidamda Cusub ee lagu badali doono ATMIS hase ahaate shirkaas waxaa gabi ahaanba laga reebay ciidamda Itoobiya...

Warbixin: Goob aan Amni Ahayn Doorasho Qof iyo Cod Ah Kama Dhici Karto

0
  Aqoonyahan Axmed Macallin Cali oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaanada Koonfureed islamarkaana warbaahinta dayniile ugu warrmaya qadka qad-ka ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay in...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La yeeshey Madaxweynayaashii Hore iyo Ku Xigeenadoodii

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulan wadatashi ah madaxtooyada kula yeeshay madaxweynayaashii hore, qaar kamid ah ku xigeenadoodii iyo guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada, Baashe Maxamed Faarax. Kulankan oo lagaga...

Sheekh Shariif oo cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo geystay ciidamo ka tirsan Dowladda

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay koox maleeshiyo hab qabiil u abaabulan ay ku dileen 7 askari oo ka tirsan ciidanka Qaranka...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best hair straighteners we’ve tested

0
The Best Hair Straighteners We've Tested in 2024: Tame Frizzy Hair in a Flash Looking to attain easy, smooth, and directly hair effortlessly? You've come...