Kooxda Daacish oo xog yaab leh ka soo saartay weerarkii Puntland
Kooxda Daacish ayaa Arbacadii sheegatay mas’uuliyadda weerar maalin ka hor lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla gobolka Bari ee Puntland, sida ay kooxdu ku baahisay barteeda Telegram-ka.
Bayaanka ay soo saartay...
ISKUSHAANDHEYNTA AGAASINKA GUUD EE MADAXTOOYADA.
ISKUSHAANDHEYNTA AGAASINKA GUUD EE MADAXTOOYADA.
Muqdisho, January 1, 2025; Waxaa isku shaandheyn lagu sameeyay Agaasinka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada xilalka loo kala badalay qaar kamid ah Agaasimayaasha Madaxtooyada lana magacaabay Agaasameyaal...
Xasuuqa Maalinta Sannadka Cusub: Israa’iil oo tobanaan Falastiiniyiin ah ku dishay Gaza
Ugu yaraan 29 falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan carruur iyo haween, ayaa lagu dilay Gaza oo dhan maalinta sanadka cusub weerarrada Israel ee waqooyiga Jabalia, xerada qaxootiga ee bartamaha Bureij,...
Dhaca dhulka Danta guud oo si xoowli ah uga socda magalada Muqdisho iyo xeebta...
Dhaca dhulka Danta guud oo si xoowli ah uga socda magalada Muqdisho iyo xeebta Liida oo lacag lagu galaayo
https://youtu.be/CPtzxLJrXMk?si=Wr6uaVLL8TdPz2oN
Ugu yaraan 10 qof oo ku dhimatay dalka Mareykanka kadib markii gaari uu jiiray...
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay 30 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari uu jiiray dad ku sugnaa xaafad caan ah oo loo dalxiis tago oo ku taal...
Dhaca dhulka Danta guud oo si xoowli ah uga socda magalada Muqdisho iyo xeebta...
https://youtu.be/CPtzxLJrXMk?si=Nt9U6wABg1_AvOt2
600 oo Israa’iiliyiin ah oo xoog ku galay dhismaha Masjidka Al-Aqsa: Warbixin
632 qof oo Israa’iiliyiin ah ayaa gudaha u galay dhismaha Masjidka Al-Aqsa oo ay ilaalinayaan booliska Israa’iil, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Falastiin.
Wakaaladdu waxay ka soo xigatay ilo maxalli...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo booqday furimaha hore ee Ceeldheer
Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer uu ugu kuurgelayo xaaladooda ugu tagay Ciidamada xoogga dalka iyo ciidamada dadka degaanka ee ka hawlgala degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Taliyaha...
Dhaca dhulka Danta guud oo si xoowli ah uga socda magalada Muqdisho iyo xeebta...
https://youtu.be/CPtzxLJrXMk?si=-h4qh7oW3YwrF7p_
Ciidanka Masar ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM oo Soomaaliya kusoo wajahan
Howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM oo laga bilaabayo Soomaaliya 1-da Jannaayo 2025, ayaa noqday mid ay ku tartamayaan dalal kala duwan oo gobolka ah. Masar ayaa qorsheynaysa inay ciidamo...