Itoobiya oo dardar galineysa sida ay uga mid noqon lahaayen Ciidamada AUSSOM ee Nabad...
Wafdi ka socda MFA iyo Wasaaradda Difaaca Itoobiya ayaa Muqdisho u yimid si ay u hagaajiyaan u oggolaanshaha ENDF in ay sii joogaan Soomaaliya si ay u qaataan waajibaadyada nabad...
Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida
Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida
https://youtu.be/xsZm3N3MVVY?si=uBqNbnA_Z30n-wvn
Nimco Abwaan Qorane oo la horgeeyey Saakay Maxkamadda Hargeysa
Abwaan Nimco Qorane Maxkamadda Hargeysa ayaa saaka la horgeeyay oo rumaan looga soo jaray kaddibna saldhiga dhexe ayaa lagu soo celiyay.
Abwaanadu waxay wajahaysaa tacadiyo iyo cadaadis ah in qaabka argagixisada...
Golaha Wasiirada XFS oo xil ka qaadis ku sameeyey Gudoomiyaha Hay’adda qaxootiga Marwo Safiya
Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Marwa Safiya Maxamed Xassan gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha qaranka.
Golaha ayaa xilkaas u magacaabay sarkaal ka tirsanaa hay’adda oo lagu magacaabo Axmed Xassan.
Golaha ayaa...
Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida
https://youtu.be/xsZm3N3MVVY?si=kyst_RQj4M6gZMJB
Howlgalka cusub AUSSOM oo si rasmi ah uga shaqo bilaabay Soomaaliya
Howlgalka cusub ee taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya, oo loo yaqaan AUSSOM (African Union Support and Stabilization Mission in Somalia), ayaa si rasmi ah u bilaabay shaqadiisa Janaayo 1, 2025.
Howlgalkaan cusub...
Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida
https://youtu.be/xsZm3N3MVVY?si=1PL8OqGywtfgY8ns
Warbixin: ma ogtahay in Soomaalida wajahi doonto xaalaado kala duwan oo qatar ku ah...
Sannadka cusub Soomaalida ugu ma dhalan goob kheyr iyo guri gobeed. Waa goor ay dayacanyihiin siyaasad ahaan, dhul ahaan iyo dhaqaale ahaanba. Waxaa la filayaa in isbaddello baaxaddoodu sarrayso ay ku...
Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida
Qatarta weyn ee Soomaliya ku soo wajahan oo aan hada u muuqan Somalida
https://youtu.be/xsZm3N3MVVY?si=xMDXRGE19Hh0SgyT
Dowlad Degaanka Soomaalida oo shacabka uga digay xeeladaha cusub ee ay isticmaali karto Al...
Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida gaar ahaan Xafiiska Nabadgalyada ayaa Shacabka uga digay dhibaatooyin kala duwan ee ka imaan kara dhinaca Kooxda Al Shabaab, gaar ahaan gobollada dhaca dhinaca xuduudda uu degaanka...