Maxaa kala socotaa doorka Shirkada Hormuud ay ku leedahay dhulka danta guud ee la...
https://youtu.be/uWKlmGMf3bA?si=vkS-d9Y7MtAk_sUL
Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu Dilay dalka Koonfur Afrika
Alle ha u naxariistee, Saadaq Axmed Xasan (Saadaq British), oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika, ayaa lagu dilay halkaas.
Marxuumka, oo muddo dheer ku noolaa Koonfur Afrika, ayaa ahaa...
Maxaa kala socotaa doorka Shirkada Hormood ay ku leedahay dhulka danta guud...
https://youtu.be/uWKlmGMf3bA?si=tYfVZgW96adCCPbp
Maxaa kala socotaa Kullan u dheexeeya Turkiga & Soomaaliya oo dhawaan muqdishu ka dhici...
Wafdi culus oo ka socda dalka Turkuga ayaa lagu wadaa inay dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, halkaas oo ay ka bilaabi doonaan dhaq-dhaqaaqyo ku aadan sii xoojinta xiriirka...
Xog-xasaasi ah guddiga gadiidlayda muqdishu oo ka shiftya arrin halis ah
Kiis culus ayaa soo galay daladda Gaadiidleyda Gobolka Banaadir, kadib markii lagu eedeeyey inay la shaqeeyaan Al-Shabaab oo weliba la keenay cadeymo muujinaya xiriirka iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa daladda Gaadiidleyda...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 10 xubnood oo ka tirsan Alshabaab lagu diley howlgal...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal oo ay wadajir isaga kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka oo ka dhacay deegaanka Beerxaani oo qiyaastii 35 KM u jira magaalada ...
Madaxweynahii hore Farmaajo oo taageeray ciidanka Puntland
Howlgalka geesinimada leh ee ciidamada ammaanka Puntland ay ku qaadeen argagixisada waa tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa halganka guud ee lagaga sifeynayo dalka argagixisada gumaadka ku haya dadkeenna, kana soo horjeeda...
Liverpool vs Manchester United – Horyaalka Ingiriiska
Liverpool ayaa marti galinaysa kooxda ay xifaaltamaan ee Manchester United kulan ka tirsan todobaadkii 20-aad ee horyaalka premier League.
Ciyaarta oo ka dhici doonta garoonka Anfield, Liverpool, United Kingdom, waxa ay...
Maxaa kala socotaa musuq maasuqa ka taagan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya?
Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliya (SCAA) Ahmed Mo'allim ayaa marar badan lagu eedeeyay musuq maasuq iyo maamul xumo ka dhex jira hay'adda. Hay'adda Duulista Rayidka, oo mas'uul ka ah maamulka iyo...
Gudoomiyaha degmada Holwadaag oo isbaddal ku sameeyey Degmadaas
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag, Bashiir Cabdi Maxamed, ayaa kaalin muuqata ka qaatay horumarinta degmada. Waxqabadkiisa waxaa ka mid ah:
Gudoomiyaha degmada Halwadaag ayaa la sheegay inuu dadaal dheeraad ah ku bixiyey horumarinta degmada,...