Advertisement

Maraykanka oo ka hadlay weerar duqayn ah oo lagu dilay 10 ka mid ah...

0
Howlgalka Africom ayaa shaaciyay in weerar dhinaca cirka ah oo ay codsatay dowladda Soomaaliya lagu dilay 10 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Beer Xaani oo 35 km waqooyi...

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Puntland

0
Wasaaradda Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si faahfaahsan u sharraxday qorshaha loo qaybiyey 26 Cagaf oo Bangiga Aduunka ugu deeqay beeraleyda Soomaaliyeed, si loo dhiirrigeliyo koboca beeraha iyo taageerada...

Madaxweyne Xasan oo booqasho ku tagaya Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu booqasho rasmi ah ku tago gobolka Hiiraan si uu uga shaqeeyo xal u helidda khilaafaadka muddada dheer ka dhex...

Maxaa looga hadlay kulanka agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo danjiraha Mareykanka ?

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya mudane Mustaf Dhuxulow oo ay wehliyaan Agaasime Waaxeedyada Hay’adda ayaa kulan la qaatay safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Richard H. Riley. Kulanka...

faalada toddobaadka Soomaalida & fahamka Dowladnimada

0
https://youtu.be/0WSpQCrQvOQ?si=MSbaQoyrdm_aL0is

DAAWO: Gudoomiyaha Degmada Holwadaag oo Dib u habeyn ku bilaabay Warta-caga dhiig muddo sanado...

0
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose iyo Degmada Howlwadaag gudoomiyaheeda oo howlo dib u hagaajin ah ka wada biyo qabadka cagga-dhiig ee Degmada Howlwadaag. Halkaan hoose ka daawo waxqabadka Gudoomiye Bashiir Cabdi

Qabyaalada iyo Doorka ay ku leedahay Siyaasada Dalka Somaliya

0
https://youtu.be/7FV52gjEMTQ?si=jxO949Yy3oYiHd0f

Donald Trump oo qorshaynaya inuu xoog ku qabsado meelo ka baxsan dhulka Mareykanka

0
Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu awood ciidan u adeegsado qabsashada kanaalka Panama iyo jasiiradda Greenland ee hoostagga boqortooyada Denmark. Intii lagu jiray shir jaraa’id...

Qabyaalada iyo Doorka ay ku leedahay Siyaasada Dalka Somaliya

0
https://youtu.be/7FV52gjEMTQ?si=O32h9hjPQUIDHvLR

Ganacsatada Xoolaha iyo Gaadiidleyda oo ka horyimid go’aan Ganacsade Ajnabi ah loogu xiray dhoofinta...

0
Shir ay isugu yimaadeen Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan  Ganacsatada Dhoofisa Xoolaha Nool, Gaadiidleyda iyo Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa looga soo horjeestay Nin Carab ah oo la sheegay in...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...