Advertisement

Wasiirka Arimaha Dibadda Ahmed MacaliN Fiqi oo ku fashilmay shaqada wasaradiisa

0
https://youtu.be/rrLc2o9FowM?si=XMt05Z4WUX62Eczc

Wasiirka Arimaha Dibadda Ahmed MacaliN Fiqi oo ku fashilmay shaqada wasaradiisa

0
https://youtu.be/rrLc2o9FowM?si=O3ZAkquIGtAVI9kt

Wasiirka Arimaha Dibadda Ahmed MacaliN Fiqi oo ku fashilmay shaqada wasaradiisa

0
https://youtu.be/rrLc2o9FowM?si=YsupCKAyWliwCGdL

Ciidamada Itoobiya oo dad shacab ah ku xiray gobolka Baay

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo ay ciidamada Itoobiya saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Baay, kuwaas oo lagu soo qab qabtay dad shacab ah.   Howlgallada...

Kaluumeysato Soomaaliyeed oo bil ka badan la weysnaa oo la helay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa dib nolol loogu helay Kaluumeysato Soomaaliyeed oo lagu weysnaa mudo bil ah biyaha badweynta Hindiya iyaga iyo doomankii ay ku dooneen Kauunka. Kaluumeysataan Soomaaliyeed oo tiradooda lagu sheegay 11 ruux...

Mustaf Dhuxulow oo booqday Xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta boqoday Xarunta Hay'ada Hay’adda Maareynta Musiibooyinka. Agaasimaha waxaa Xaruntaasi ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin...

faalada toddobaadka Soomaalida & fahamka Dowladnimada

0
https://youtu.be/0WSpQCrQvOQ?si=stRAQfDe1fvGKbzo

Gobalka California oo ka kacay dab xoog leh oo aan horey loo arag

0
Dab xoog leh ayaa tan iyo Taladadii ka socda hareeraha magaalada Los Angeles ee dalkan Mareykanka. Shan qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, waxaana ku basbeelay 1,000 guri. Goobo ganacsi ayaa...

Muqdishu iyo guud ahaan gobalada dalka qaar oo laga dareemay amni iyo Shabaab la’aan

0
Muqdisho, waxay ku jirtaa xaalad nabad galyo ah, halistii Khawaarijta ayaa hoos loo dhigay sanadihii lasoo dhaafay, kadib markii ay dowladda Soomaaliya ku qaaday dagaal militeri, mid dhaqaale iyo mid dhanka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...