Advertisement

Weerar Lagu Qaaday Xabsiga Weyn ee Gaalkacyo

0
Saakay aroortii ayaa maleeshiyaad hubeysan weerar ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhanka Puntland, iyagoo isku dayay in ay soo furtaan dad uga xirnaa xabsigaasi. Ilaa iyo haatan ma...

Laba wiil oo hooyadeed ku diley gobolka Togdheer

0
Wararka ka imaanaya deegaanka Habeedlay oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa sheegay in laba wiil oo walaalo ahi ay halkaas hooyadeed oo waayeel ahayd si arxan-darro ah ugu dileen. Hooyada la diley...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo shalay iyo Maanta

0
https://youtu.be/dzC_8ol9yfc?si=2MHl4F23ACfYkKi8

Warbixin: Dowladda Xasan sheekh ma awoodda qabashada doorasho qof iyo cod ah inay ka...

0
Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxay ballanqaadday inay dalka Soomaaliya u jiheyn doonto nidaamka doorasho ee qof iyo cod ah, si looga gudbo habka doorasho ee ku saleysan habka...

Booliiska Somaliland oo Soo Qabtay Ragg Dhawaan Askari Ku Dilay Gabiley

0
Ciidamada Booliiska Somaliland ee Gobolka Awdal ayaa maanta soo qabtay saddex nin oo Arbacadii askari booliis ah ku dilay magaalada Gabiley. Raggan oo ku eedaysan inay ka dambeeyeen dilka Buux Mawliid Ismaaciil,...

Kalluumeysato Soomaaliyeed oo muddo la la’aa ka dib laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves,...

0
Kalluumeysato Soomaali ah oo muddo badda lagu la’aa ayaa ugu dambeyn laga helay xeebaha dalalka Singapore, Maldeves iyo Sri Lanka, ka dib markii doomihii ay saarnaayeen cilladi ku timid, baddana maalmo...

Puntland iyo Galmudug oo xal ka gaaray colaad maalmihii la soo dhaafay ka taagnayd...

0
Shir ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiin ka socata dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka furmay 5-tii bishan, islamarkaana looga arrinsanayay sidii xal kama danbays ah looga gaari lahaa colaadda soo...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...