Israa’iil oo 5 wariye ku dishay Qaza xilli caruur yar yar ay baraf ku...
Ciidamada Israa’iil ayaa weli sii wada duqeymaha ay ku hayaan Qaza, iyagoo shan weriye ku dilay weerar lagu qaaday gaari ay saarnaayeen oo marayey xerada qaxootiga ee Nuseirat, halka shan kalena...
Gobolka Banaadir oo loo dhisayo Gole Deegaan
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa haatan qorsheyneyso in gole deegaan loo dhiso gobolka Banaadir, si loo guda galo howlaha doorashooyinka iyo arrimaha hortabinta u leh, maadaama la aadayo qof iyo cod.
Guddoomiyaha guddiga...
Erling Haaland maaha in lagu eedeeyo hoos u dhaca Manchester City, ayuu ku adkaystay...
Pep Guardiola ayaa beeniyay in Erling Haaland uu u baahan yahay inuu dhaliyo goolal badan si uu uga caawiyo Manchester City inay ka baxdo rikoorka xun ee sagaal guuldarro 12 kulan.
City...
Halkaan ka Daawo Damaca Etoobiya ee Badda Soomaliya
https://youtu.be/639n3L3e0y8?si=RFIFL5Z9q1ngD2I7
Madaxweyne Xasan Eritrea ayuu ka dagay
Madaxweyne Xasan Eritrea ayuu ka dagay.
Eratereeyaanku in ay aad u careeysanyihiin waxeeyna hoggaanka soomaaliya u arkaan ragaan qoor iyo xero laheeyn oo aan dartood dakano iyo hiil toona loo geli karin.
Waa...
Madaxweyne Cirro oo agaasime cusub u magacaabay sirdoonka Somaliland
Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro) oo maanta wareegto soo saaray ayaa Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka Somaliland u magacaabay Jaamac Maxamuud Cigaal.
Wareegtada oo kasoo baxday xafiiska...
( Wargeyka the Moscow times )ayaa Waxuu Qorey Sudaan inay ku gacan seyrtay Codsiga...
Dowladda Suudan ee uu hogaamiyo Abdel Fatah al-Burhaan oo sanadkii ugu danbeeyay dagaal kula jirtay ciidamadda Mucaaradka RSF ayaa si rasmi u diiday Codsiga Ruushka uga yimid
Codsigaas oo ahaa in uu...
Maxaa naga hortaagan xukunka Alle isku xukuno
https://youtu.be/fELPNWJJDpg?si=boAnOcTPrX0DMRgX
Dagaal culus oo saakay ku dhax maray xadka Somaliland iyo dowlad deegaanka Soomaalida
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo saaka dib uga qaxay degaanka Dacawaley ee dowlad deegaanka Soomaalida, halkaas oo ay isku fara saareen dadka deegaanka iyo...
Dowladda Eritrea oo shaacisay inay xiriirka u jareyso Soomaaliya haddii ay Itoobiya siiso
Xukuumadda Asmara ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arrimo ku aadan isku dhowaashaha dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib heshiiskii Ankara ee ay dhex-dhexaadisay dowladda Turkiga.
Mas’uul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Eritrea...